FLP Somalia G/dhexe

FLP Somalia G/dhexe

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FLP Somalia G/dhexe, Guriceel, galgaduud, Mogadishu.

30/09/2023
Photos from FLP Somalia G/dhexe's post 07/11/2020

BISHAARO DHAMMAAN UMMADDA SOOMAALIYEED EE KU NOO DAAFAH CALAMKA
Ka faa idaysta shirkadda forever living product taaso kaa saacidi doonta hormarinta ama kobcinta jirkada iyo nafaqaynta
Haddaba wax bdan ka ogow



Macmiil,
maxaad ka taqaan macjuunka Aloe Vera facial scrub?

Aloe vera facial scrub waa macjuun 100% dabiici ah oo loo isticmaalo wajiga, kana samaysan geedka dacarta waxaana soo saarta shirkada caalamiga ee forever Living Products ee dalka Maraykanka.

’iidooyinka Aloe Vera facial Scrub:

● Waxa uu siiyaa maqaarka qurux iyo dhalaal dabiiciya.

●Waxa uu ka ilaaliyaa jajabka iyo qalaylka.

●Waxa uu yareeyaa astaamaha gabawga ee maqaarka.

●Waxa uu nadiifiyaa wajiga iyo jidhka.

●Waxa uu maqaarka ku ilaaliyaa caafimaad qab iyo dabiicinimo IWM.

Hadaba macmiil,
si aad hadda u dalbato ama macluumaad u hesho dheeriya nagasoo wac: Whats App/Call:

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Guriceel, Galgaduud
Mogadishu
252