YOSS

YOSS

Share

Our aim is to work on Social Services

25/08/2023

AMBAD

Waxa la haayaa wiilkaan yar oo magiciisa ku sheegay Ismaciil Saciid Xasan magaca hooyadiina ku sheegay Xaliimo Maxamud Xasan.

Reerkiisa ama ciddi kale ee garaneysa waxa ay la xariiri karaan 0617439879 ama 0613784346.

Waxa lagu haayaa Degmada Wadajir, Xaafadda Kawaanka Malayga.

2085 waa lamberka gaaban ee Degmada oo aad mar kasta kusoo gudbo karto xog walba ee aad rabto in ay maamulka degmada gaarto.

Pageka Degmada Wadajir waa halka kulmiso reer Wadajir ee ku xirnow.

12/07/2023

Fadlan Nala Baadi-goob

Waxaa si naxariis leh aan kaaga Codsaneynaa in aad nala Baadi-goobto Ibraahim Cabdullahi Sh.Isxaaq oo ah wiil dhimirka ka Xanuunsan, Waxa uu ka soo lumay Soona Keey gaar Salaxa Kaaraha hadii aad aragto Kala soo Xiriir waalidkiisa: +252-615201847 /618801648

Fadlan gaarsii Saaxiibo kale

09/07/2023

BAAFIN .

waxaa Inaga Maqan CABDIQANI AXMED SHEIKH ADAN. oo Nogu Wardanbeysay Sabti 08/08/2023.
Cidii aragta Waxaa si Naxaris leh loga Codsanayaa in ay kala Xiriiraan Familkiisa.
0616116945
0615855844

Mahadsanidiin.

07/07/2023

Waxa la haayaa gebedhaan yar oo ka dhunsan reerkeeda. Mageceeda waxay ku sheegtay Adno shariif cusmaan Cali Garuun
Hooyadeedna waxay ku sheegtay Xaliimo Ibraahim.

Ciddi tebeysa waxa ay laxiriiri kartaa lamberada kala ah 0615274717/0618459090.

06/07/2023
06/07/2023

Fadlan nala raadiya reerkiisa

c/fatax macalin xasan hooyadiis waxaa lagu magacaabaa
waxaa ku dhacay bajaaj waxaa la geeyay isbitaalka helo doctor xaafada raadaarka ee dagmada dayniile dhaawac wajiga ah aa soo gaaray

04/07/2023

Baafin
Waxaan baafinaynaa 2 wiil oo lakala
maxamad xaashi
ookalumay xaafada xerashiine dagmada dayniile fadlan qofkii arka ama maqla hanalasoo xiriiro teelka uuwato maxamad 619999900 ducadana laga hilmaaminana qofkaan arag

09/06/2023

Wiilkan yar oo laga soo badbaadiyay goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa la raadinayaa ehelkiisa. Hadda wuu nabad qabaa laakiin waa muhiim in ehelkiisu helaan Isna uu la midoobo sidaas darteed sii gudbi.

Halala xiriiro 06166771804

09/06/2023

Gabadhaas yar Oo Laga soo badbadiyay Goobta u Qaraxa ka dhacay ee Liido waxena magaceda ku sheegtay . .aya La hayaa Ced Allale Ciidii Garaneyso Waxey kala so xirir kartan Nabaradaan 0615897956 Siina Share Gareey wll si Loo hello Rerkeeda 0615897956

09/06/2023

Wiilkaan yar ee ambadka ah ayaa laga qabtay goobta Qaraxa, ee fadlan ku raadiya ehelkiisa.

Khaalid Axmed Maxamed oo aan ku hadli karin Af Soomaali sax ah (loo maleeyo in Qurbaha laga keenay) ayaa laga qabtay goobta Qaraxa.

Fadlan qofkii garanaya Reerkiisa haku raadiyaan oo ha wacaan Numberkan +252 61 5859986.

Cali Aadan Muumin

Photos from YOSS's post 06/06/2023

Ilmaha yar aqal hortii ayaa laga dhigay waxa dhici karta in lasoo xaday sharegareeya waxa lagala xidhiidhayaa numberkan 0633926425.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

BulaHubey Quarter, Wadajir District
Mogadishu
252