Hoyga Wacyigelinta caafimaadka Bulshada

Hoyga Wacyigelinta caafimaadka Bulshada

Share

Hoyga wacyigelinta caafimaadka Bulshadu waxay u Taagantay wacyigelinta bulshada

19/06/2026

Heerka Qiimaynta Garaadka Ubadka

18/06/2026

Waxyaabaha sababi Kara Kankarada Hunguriga Halkan ka Akkhriso



Hoyga Wacyigelinta caafimaadka Bulshada

17/06/2026

Isticmaalka Tabuu To***co (Hot) Waa Masiibo Qarsoon oo Dhalinta isticmaalkeedu Aad Ugu Faafay
Dabcan wadanka meelaha laga soo geliyo waa Dekeda iyo Airport dalka maasuuliyiinta Marinadasi waa muhiim inay masuuliyad iska Saaran xakamaynta soo gelida dalka waaxan la dhayalsan Karin
Fadaln Jooji Isticmaalkeeda waa khatar caafimaad
Oo saamaynaysa mustaqbal kaaga caafimaadkaga

14/06/2026

Maxad ka Taqaan caafimaf darada ka dhalan karta
Ilkaha naqan ama dalooshama Haddii Aan la buuxin
Halkan ka Akhriso

13/06/2026

Dhiigkarka iyo Kolesterool
Halkan ka Akhriso

13/06/2026

Waa Maxay Kolesterool(cholesterol)
Halkan kaga bogo Faahfaahin Ku
Saabsan kolesteroolka





----------------------------

12/06/2026

Correlation between Diabetes and Hypertension
Halka ka Akhriso xidhidhka ka dhaxeeya sonkorowga iyo dhiigkarka

12/06/2026

Maxad Ta Taqan cudurka loo yaqaan Dengue fever ee kaneecadu keento?

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Makkah Almukarama
Mogadishu
252