Malaakh Abdi Rahmaan
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Malaakh Abdi Rahmaan, Health/Beauty, Xamar, Mogadishu.
01/09/2022
Dumarkeenu qaaligaa
Madabkooda qurxoon
Qaadirkii ka uumay
Ehelka qaraawada
Qureesh weeye ogaada
Ka dhowra qiyaanada
Dhawacyada qalbiga
Iyo Ha quurin xumaan
01/09/2022
Dumarow iska ilaaliya
Raga qaar waa duumee
Kuwa Lacag kusoo diro
Dantaada ka shaqeeya
danbi laan iska dhiga
Dadaal badan ku bixiya
Inoo ku dareen siiyo
Daacad inoo kuu yahay
dugaag weeye i aamin
Hada dar alle moodo
Durbadii aaminto
Kalsooni la doonato
duurkane la aado
Kuuma diir naxaayo
Waa kuugu dul taman
Kufsi daran bo ku geysan
Si oo daboolo arintaas
Nafta kuuma deeynayee
Dil ayoo kuu raacin
Waa kula dar daarmaya
Nin Haku dag dagin
Dibada hala aadin ee
Digtoonow ugal oo
Difaacaaga uxer xero
Laba ragco u duko oo
In badan u duceeyso
Daain alle ka baq ee
Nolshaadane u daneey
Oo cidlada ka diid walaal
Dadkaga dhaxdooda iyo
ku balanso degaankaga
Ehelka kuuma diidayaan
Inaa dookhaaga u keento
Doob qol lalama galee
Damaca ayaa ku badan ee
Kulahadal Deerka guriga
Sidaas ayaa dan kuu ah
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu