Galmudug general hospital

Galmudug general hospital

Share

respectful and merciful

08/01/2026

Qaybta dawaynta iyo daryeelka cudurada guud iyo wadnaha isbitaalka galmudug general hospital 🏥 ceelasha

03/01/2026
03/01/2026

Dhakhtarka cudurada guud iyo uur ku jirta lakulankiisa waa lacag la,aan hel adewg cafimaad iyo dawo Tayo sare leh

30/12/2025

Kumputarka haweenka iyo baaritaanadooda waa lacag la,aan ka faaiidaysi wacan
Ceelasha - harqaboobe

09/12/2025

Bishaaro bishaaro adinkana bil khayr dhahaya waxaa Naga banaan fursado shaqo oo kalla ah
Nursing
Marketing
Midwife

25/11/2025

Qaybta caruurta isbitaalka galmudug general hospital waxaa diyaar kugu ah khabiir ku takhasusay dawaynta iyo latacaalida xanuunada caruurta

19/11/2025

Iska cirib tir baabasiirka si fudud Hana dhaawicin xupintaada muhiimkaa

18/11/2025

Xaasiyada maqaarka nabraha wajiga daadashada timaha ka rayso waliba si fudud lakulan khabiir ku ku xeel dheer arimaha maqaarka general hospital 🏥 ceelasha biyaha

16/11/2025

Ogaysiis muhiim ah kumputarka uurku jirta waa lacag la,aan ka faaiidaysi wacan
Ceelasha biyaha suuqa harqaboobe

15/11/2025

qaybta hooyada iyo dhalaanka waa lacag la,aan ka faaiidaysi wacan hooyo cafimaadkaaga waa noomihiim

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Mogadishu