Fathi online

Fathi online

Share

Fathi online

Photos from Fathi online's post 10/08/2022

Macaamiisha sharafta Leh
Waxaan iidiin keenay alaabtan wexeyna
Kala yihiin

1 Discreet crem oo ah kareem cirada baa,biya oo tintana nafaqo siiya

2 saliida safa herbal oil oo ah saliid tayadeedu sareyso

3 shanbo j.CANOVA Brown oo tinta ka dhigeysa Brown iyo dhalaal Rag iyo dumarba

4 shanbo j.CANOVA BLack oo tinta ka dhigeysa madoow

Fadlad wixii faah faahin ah nagala soo xiriir

252614997117

10/07/2022

Ku soo dhowaw macmiil
Waa shanbo Brown ah oo cilaan ahaan
Loo isticmaalo madaxa iyo garka intaba
Dumarka xataa waa isticmaali karaan
Tinta wey qurxi neysaa
Weyna dhalaalineysaa
Qiimaha waa $10

Fadlan nagala soo xariir
+252 61 3458080

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Wadada Daawada Bakaaro
Mogadishu
0025