Asal Wellness
Hoyga nadaafadda iyo daryeelka dabiiciga ah
Qalabka Daryeelka Dhegaha.
U nadiifi dhegahaaga si ammaan ah, dabacsan oo wax-ku-ool ah.
Naga la soo xiriir 61 7898222
U Nadiifi Dhegahaaga Si Ammaan ah: Macsalaamee Khatarta Suufka iyo Findhicilka!
Macaamiisheenna qaaliga ah, waxaan idiin keennay qalabka nadiifinta dhegaha oo ka samaysan birta aan daxalaysan (stainless steel), kana kooban 7 shey oo kaa caawinaya daryeelka dhegaha.
Qalabkan waxaa loo qaabeeyey in uu dhegaha u nadiifiyo si ammaan ah, dabacsan oo wax-ku-ool ah. Bir kasta oo ku jirta toddobadan shey waxay leedahay shaqo gaar ah:
■ 360° Spiral Head: Waxaa loogu talagalay in ay soo nadiifiso wasakhda adag ee gidaarrada dhegta ku dheggan iyada oo aan gudaha u sii riixaynin.
■ Three-Bar Loop: waxay si dhib yar u soo xoqdaa dhukayga engegan iyo haraaga yaryar ee ku kala firirsan kannaalka dhegta.
■ Precision Scoops(qaaddooyinka dabacsan): Waa noocyo kala duwan, yaryar oo loogu talagalay kannaalka dhegta gudihiisa in ay soo nadiifiyaan.
■ Travel Cylinder: Dhammaan biruhu waxay ku dhex jiraan galka birta ah oo aad meel kasta u qaadan karto
Waa maxay faa'iidada qalabkan?
Qalabkan Waa mid caafimaad oo laga sameeyey Stainless Steel, dibna loo dhaqi karo, Muddo sanado ahna aad isticmaali karto.
Soo dalbo hadda qalabkaaga daryeelka dhegaha.
Naga la soo xiriir WhatsApp-kan: 61 7898222
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu