Golol TV

Golol TV

Share

Halkaan waxaa ku Soo Gudbin Doonaa Warar, Barnaamishyo iyo Qisooyin Fadlan ila Socio mahad Sanid

Photos from Golol TV's post 15/05/2026

TOWFIIQ :-Taliye Ku-xigeenka Qeybta Booliska Gobolka Mudug, Gashaanle Ayuub Siciid Cali Dheeg, ayaa kormeer shaqo ku tagay degmada Towfiiq ee Gobolka Mudug.

Kormeerkan ayaa daaranaa u kuurgelidda xaaladda amniga degmada, iyadoo Taliye Ku-xigeenku uu warbixino ka dhageystay saraakiisha iyo ciidamada ku sugan halkaasi, si loo xaqiijiyo adkeynta amniga iyo xasiloonida bulshada.

Sidoo kale, Taliyaha ayaa ciidamada ku bogaadiyey dadaallada ay ugu jiraan ilaalinta nabadda iyo sugidda amniga degmada Towfiiq iyo deegaannada ku dhow dhow.

14/05/2026

Musharraf madaxweyne ku xigeenka galmudug

14/05/2026

maamul cusub ayaa ka Curtey Gobolka shebeelaha hoose kadib.....

See u aragtaa?

13/05/2026

Ciidanka Darawishta Celdhanaane ee degmada Towfiiq.
Ee Belweynta Saleeban cabdlle ( Kabosilig)

12/05/2026

Degaanka ee degmada Towfiiq.
Degaankan waxaa uu Degmada Towfiiq kaaga beegan yahay Woqoyi Bari.

Waa degaan Soo koraayo oo istaraajid oo waxaa uu xigaa Dekeda Garacad .

10/05/2026

dhimashadu waa 1 qof inta la xaqiijieyy dhawaca ka badan, kadib banaan bixiii oo isu badalay Dagaal .

10/05/2026

Shacabka rer Deyniile oo diidam Dulmiga.

10/05/2026

: degmada Deyniile oo banaan baxa hadda ka bilowday

10/05/2026

: sheikh sharif ayaa ka hadlay banaan bixiii Dhici lahaa maanta.

09/05/2026

/ wiilkii rer Beyr
Iyo Galkacyo.

09/05/2026

Muqaalkaan waa shalay oo Degmada Towfiiq Hogoshu Haleshey.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Mogadishu