Ali Yare Ali
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ali Yare Ali, Health/Beauty, Mogadishu, Mogadishu.
07/09/2023
Markii aad dooneeyso inaad kala xaqiiqsato inuu Abgaal Cismaan dagaal iyo rag-iska-dhicin diyaar u yahay iyo markii uu baashaal iyo luggooyo ku jiro waxaad u baahantahay inaad eegto sida ay saakay iyaga oo aan hal askari dowladeed heysan ay Khawaarijta jab dhabarka ugu saareen deegaanka Nuur Dugle iyo sidoo kale doraaday Daaru nicma khawaarijta u jabiyeen.
Balse Markii ay baashaal ku jiraan waxay waxay colkooda abaanduule uga dhigaan Wasiiradda shidan.
07/09/2023
Bismillah.
Dowladda Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa markii 6-aad isku dayeeysa xiritaanka bogga aan Facebook ku leeyahay, aniguna waxaan u soo laaban doono sidii aan horayba 5 jeer dib ugu soo laabtay IA.
Waxaan kula wadaagayaa boggaan aan ugu talogalay in aanu tafsiirkeennii aanu hakad gelin, maadaama dalku ku jiro dagaalka Khawaarijta. Halkan igala socda jamaahirta like follow soo dhaha 🙏
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu