Caawiye

Caawiye

Share

Caawiye health system waa xarun online ah midaa oo aad ka dalban karto dhaqtarka kal kaaliye

27/07/2026

qandhadu ma ahan cudur ee waa calaamad

06/07/2026

waxaan kuu soo direynaa xirfadle aqoon u leh waxa uuna kugu adeegayaa gurigaada

1. baaritaanada xaalda cafimad ee bukanka
2. baaritaanada sonkorta heer ka ay mareyso
3. baaritaanada dhiig karka heer ka ay mareyso
4. la socodka hurdada
5. jimicsiga jirka iyi message ka
6. daawo siinta
7. baaritaanka nafaqada iyo cunta siinta
8. la talin caafimaad

05/07/2026

Caawiye la kulan dhaqtar adigoo gurigaada joogo
Caawiye.maracade.com
WhatsApp for Business615033807

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Mogadishu