Nageeye Hospital

Nageeye Hospital

Share

Filters are great, but great skin is better

25/07/2026

✨ Maqaarkaaga sii daryeelka uu mudan yahay!

Ka faa'iidayso 40% DHIMIS adeegga HydraFacial ee Nageeye Hospital, oo ah daawayn casri ah oo si qoto dheer u nadiifisa una soo celisa dhalaalka dabiiciga ah ee maqaarka.

HydraFacial waxay kaa caawinaysaa:
✅ Nadiifin qoto dheer
✅ Yaraynta miinta iyo wasakhda maqaarka
✅ Qoyaan siinta maqaarka
✅ Soo celinta iftiinka iyo caafimaadka maqaarka

📅 wuxuu ku egyahay: 02 August 2026 - Ha seegin fursaddan gaarka ah. Qabso ballantaada maanta

🌐 Booqo Website-ka: www.nageeyehospital.com
📍 Goobta: Nageeye Hospital – Bulahubey
📞 +25261 1174357
Nageeye Hospital – Your Health Is Our Priority 💚

23/07/2026

🌿 Timahaagu waa qayb ka mid ah kalsoonidaada. Ha sugin ilaa inta dhibaatadu sii kordheyso.

PRP-da Timaha waa daawayn casri ah oo ka caawisa:
✅ Kobcinta iyo soo saarista timo cusub
✅ Yaraynta iyo joojinta timo daadashada
✅ Xoojinta dhumucda timaha dhuuban

PRP, Natiijooyin dabiici oo ammaan ah, iyadoo la adeegsanayo dhiiggaaga si loo kiciyo koritaanka timaha.

🌐 Booqo Website-ka: www.nageeyehospital.com
📍 Goobta: Nageeye Hospital – Bulahubey
📞 +25261 1174357
Nageeye Hospital – Your Health Is Our Priority 💚

21/07/2026

Hadda booqo mareegteena rasmiga ah si aad uhesho macluumaadkeena.

Waxaan halkaan idiinku diyaarinay adeegyo caafimaad oo casri ah oo ah dawaynta iyo daryeelka Maqaarka, Timaha, iyo Cidiyaha.
Si aad u hesho macluumaad dheeraad ah ama aad u ballansato ballan dhakhtar, hadda booqo mareegtayada rasmiga ah.

🌐 Booqo Website-ka: www.nageeyehospital.com
📍 Halka aan ku yaal: Bulahubey, Mogadishu
📞 La xiriir: 25261 1174357

15/07/2026

𝐒𝐢𝐝𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐦𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐮𝐝𝐚𝐫𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐨 𝐦𝐚𝐪𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐛𝐚𝐫𝐫𝐢 𝐮𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐧 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐚.✨

Caafimaadka iyo quruxda maqaarkaaga, timahaaga, iyo cidiyahaaga waa muraayadda caafimaadkaaga guud. Ha sugin inta astaamo kaa soo muuqanayaan, ee maanta bilow daryeelka saxda ah!

🌿 Lakulan Dr. Abdullhakim Salad Nageye
Dhakhtar khabiir ah oo ku takhasusay daaweynta iyo daryeelka maqaarka, timaha & cidiyaha, lehna waayo-aragnimo caafimaad oo ka badan 10 sano. 💆🏽‍♀️✨

Xilliyada Shaqada:
⏰ 09:00 Subaxnimo - 04:00 Galabnimo
⏰ 07:00 Habeennimo - 11:00 Habeennimo

📍 Goobta: Nageeye Hospital – Bulahubey
📞 +25261 1174357
Nageeye Hospital – Your Health Is Our Priority 💚

11/07/2026

Maamulka iyo dhammaan shaqaalaha Nageeye Hospital waxay hambalyo iyo bogaadin kal iyo laab ah u dirayaan Dr. Mohamed Ahmed (Dr. Nasiib) oo loo doortay Gudoomiyaha Ururka Dhaqaatiirta Maqaarka Soomaaliyeed.

Waxaan u rajaynaynaa mas'uuliyaddan cusub ee loo igmaday in Eebbe u fududeeyo, kuna guuleeyo hoggaaminta iyo horumarinta caafimaadka maqaarka ee dalka.

📍 Goobta: Bulahubey
📞 61 1174357
Nageeye Hospital – Your Health Is Our Priority 💚

08/07/2026

🌿 Lakulan Dr. Abdullhakim Salad Nageye
Dhakhtar khabiir ah oo ku takhasusay daaweynta iyo daryeelka maqaarka, timaha & cidiyaha, lehna waayo-aragnimo caafimaad oo ka badan 10 sano. 💆🏽‍♀️✨

Xilliyada Shaqada:
⏰ 09:00 Subaxnimo - 04:00 Galabnimo
⏰ 07:00 Habeennimo - 11:00 Habeennimo

📍 Goobta: Nageeye Hospital – Bulahubey
📞 61 1174357
Nageeye Hospital – Your Health Is Our Priority 💚

01/07/2026

𝐒𝐚𝐧𝐚𝐝𝐠𝐮𝐮𝐫𝐨 𝐰𝐚𝐜𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐱𝐨𝐫𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐢𝐝𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚

Xuska maalmaha Xorriyadda awgood, waxaan kuu diyaarinay Hadiyad kuu gaar ah. oo ah qiimo dhimis weyn oo dhan boqolkiiba soddon (30%)!. Inta u dhaxaysa 26-ka June ilaa 5-ta July

Qiima dhimistaan waxaa ku jira adeegyada kala ah
✔️ PRP procedure
✔️ Baaritaannada dhiigga
✔️ Baaritaannada vitamins-ka
✔️ Qaybta Waji dhaqista
✔️ Qaybta daryeelka Lugaha & Gacmaha
✔️ Qaybta Masaajka iyo Xamaamka

📍 Goobta: Nageeye Hospital – Bulahubey
📞 +25261 1174357
Nageeye Hospital – Your Health Is Our Priority 💚

27/06/2026

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Buula Xubeey Wadajir Street
Mogadishu