Sucdi Beauty salon

Sucdi Beauty salon

Share

Kusoo dhowaada sucdi salon in mogadisho

15/11/2022

qarixii 29/10 banqdiriga waxaa la shegay in ay ugu dhimasho Yarayeen waxaa la hubiyay
12 dhimasho Dhawaca waa 3 Allaha u naxariato iyaga Iyo dhamaan umada somaliyeed inta dhawacana allaha cafiyo
🤲🥲

15/11/2022

Ma ogtahay Cidanka Asharaf in ay degaan walbo kadagalamayaan iyaga oo ka mida Cidanka dowlada
Anagu qabiil manihine Qaran baan nahay guleysta macawisley Iyo cidankoow
#

07/09/2022

Mahadsanid madaxwayne
Hanbalyooooooo

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MAGACAABAY GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR IYO DUQA MUQDISHO

Muqdisho, Sebteembar 7, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u Heshiisiinta XFS ayaa u magacaabay Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa ku saleeyey magacaabistan aqoonta iyo waayo-aragnimada shaqo ee uu leeyahay Guddoomiye Yuusuf Xuseen Jimcaale oo horey xilkan u soo qabtay, door wanaagsanna ka soo qaatay dib u dhiska caasimadda Muqdisho iyo guud ahaan horumarka Gobolka Banaadir.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula dardaarmay Guddoomiye Yuusuf Jimcaale in uu mudnaan siiyo qorshaha xasilinta iyo amniga caasimadda, dib u heshiisiinta, xoojinta wadashaqeynta laamaha ammaanka iyo bulshada Gobolka Baanaadir, bilicda iyo baahinta adeegyada aas-aasiga, kuwaas oo dhammaantood hortabin u leh dowladda.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa u rajeeyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, in Eebe uu u fududeeyo masuuliyaddan culus, isagoo ku adkeeyey dhammaan hay’adaha dowladda ee ay shaqo wadaagta yihiin in ay si dhow ula shaqeeyaan Maamulka cusub ee Gobolka Banaadir.

Xeerkan Madaxweyne ee lagu magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa dhaqan galay, maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay Arbaco, 7-da Sebteembar, 2022.

DHAMMAAD

Photos from Sucdi Beauty salon's post 18/05/2021

Kusoo dhowada jidka Airport

05/01/2019

Asc dhamaan
WALI MA ARAGTAY WEJIGA MARKA LAGUU DHAQAYO IN SIDAN LAGUGU DHAQO MUGADISHO WAY KU CUSUB TAHAY EE SOO OROD OO WEJIGADA HALAGA NADIIFIYO SUBAGA MAQAARKA DHINTAY IYO FINANKA


WAXUU KU YALA KASOO HORJEDKA SAHAL HALL OO KU YAALA JIDKA AIRPORT HA MOGANIN WAC NUMBERKA 0613808070
EE SAMEYSO BALAN WAXAA KUU DIYARA GABDHO U HAYSTA SHAHADOYIN 👑

05/01/2019

Asc
Ma u bahan tahay cilaan qurux badan oo ay kuu marinayaan gabdho mudo badan kaga soo shaqaynayeen wadanka sacudiga iyo yaman haday jawabtada haa tahay hadaba yaan lagaga hormarin SUCDI BEAUTY SALON OO KU yalaa kasoo horjeedka SAHAL HALL kala xirir Numberka 0613808070 👑

05/01/2019

AS DHAMAAN
MA U BADAN TAHAY QOF PROFESSIONAL
AH OO SHAQADA AAD U BADAN TAHAY KUU QABANAYO KASOO DHOWOOW SUCDI BEAUTY SALON OO KU YAALA KASOO HOR JEEDKA SAHAL HALL OO KU YAALA JIDKA AIRPORT PHONE NUMBER WAA 0613808070
MAHADSANIDIIN 👑

27/12/2018

KUSOO DHOWADA SUCDI BEAUTY SALON
OO KUYAALO JIDKA AIRPORT KASOO HORJEEDKA MEESHA LAGA RACO BASASKA AIRPORT ADA EE LAGU MAGACABO SAHAL👑

27/12/2018

NEW STYLE FOR YOU GUYS
WELIBA QIMO KURALI GALIYA👑

25/12/2018

WAXAAN IDIIN HAYNAA WAXWALBO OO AY DUMARKA U BAHAN YAHIIN OO QURXINTA AH ALL IS NEW STYLE WELCOME YASN LAHAA HORXERANIN 👑

25/12/2018

NEW STYLE OO AROSYADA MOGADISHO AYAAN IDIN HAYNAA KUSOO DHOWADA 👑

23/12/2018

Asc dhamaan UMADA somaliyeed
gar ahaan reer mogadisho kusoo
dhowada sucdi beauty salon
Oo ku yalaa jidka Airport kasoo
horjeedka sahal meesha laga raco
basaska Airport aad thanks

Business phone +25261- 3808070

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Airport Street
Mogadishu