Brain Story
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Brain Story, Health/Beauty, Taleh Tower, 6th Floor, Mogadishu.
This is the official page of Brain Story Organization(BSO), a Somali-led non-profit Organization, dedicated to addressing the deep and enduring mental health crisis in Somalia.
๐๐๐๐๐๐๐-๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐จ๐๐๐๐ฌ๐ญ-gaan ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ฆ๐๐ซ๐ญ๐ข ๐ค๐ฎ ๐๐ก Cabdikariim Cali, o๐จ ๐๐ก ๐๐๐ฉ๐ซ๐๐ฌ๐๐ง๐ญ๐๐ญ๐ข๐ฏ๐ โ๐๐ฎ๐ซ๐ฏ๐ข๐ฏ๐จ๐ซ๐ฌ ๐จ๐ ๐๐ฑ๐ฉ๐ฅ๐จ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐๐ข๐ฌ๐๐๐ข๐ฅ๐ข๐ญ๐ข๐๐ฌ ๐ข๐ง-๐๐จ๐๐๐ง ๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐๐ญโ.
Cabdikariim Cali, Wuxuu nala wadaagayaa saamaynta caafimaadka maskaxda ee ka dhalata qaraxyada iyo xaaladaha amni ee dalka, gaar ahaan sida ay dhacdooyinkaas u saameeyeen bulshada, kuwaas uu isaguna ka mid yahay, afkoodana uu ku hadlayo.
Sheekadu waxa ay taabanaysaa dhaawacyada Jireed iyo kuwa Maanka, iyo caqabadaha ay dadka dhibbanayaasha ahi la kulmaan marka ay isku dayayaan inay dib ugu laabtaan noloshoodii caadiga ahayd iyo tii bulshadaba. UNDP in Somalia
Xalqada oo dhammaystiran ka daawo ling hoose ee youtube-ka https://shorturl.at/qVt3t
"Qofka xannuunada maanka kala kulma argagixisada, ha noqdo dhibbane ama qof ku lug lahaaโmarka uu ka soo baxo xaaladdaas, oo uu bulshada ku soo laabto waxaa muhiim ah in la soo dhaweeyo, la taageero, lana siiyo fursad uu bulshada dib ugu dhexgalo."
๐ฆ๐ต๐ถ๐ถ๐บ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ฌ๐ฎ๐ฟ๐ฒโ ๐ฌ๐๐๐ฃ ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐ฎ
โBulsho ahaan, waxaan u baahanahay fikir furan, iyo in aan aqbalno kala duwanaanshaha, oo aan is-ixtiraamno. Kala duwanaansho waa caadi; is-ixtiraamkuna waa furaha wada-noolaanshaha.โ
Sakariye Goniโ ๐ฎ๐๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐ธ๐๐๐๐๐๐
Sidee ayay odayaasha dhaqanka iyo hoggaamiyeyaasha diintu uga qayb qaadan karaan nabad-dhisidda, xoojinta kalsoonida bulshada, iyo ka-hortagga fikradaha xagjirka ah ee marin-habaabiya bulshada?
Waxaa ka jawaabaysa:- Duniya Carshaan-CSO Representative
๐ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐!
Dhawaan la soco Podcast-ga Abdikarem Ali, Representative โSurvivors of explosions with disabilities in-Hodan Districtโ. oo ka hadlaya saameynta caafimaad ee dhanka maanka la xariirta, si gaar ah bulshada iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku wax-yeelloobay qaraxyada iyo xaaladihi amni ee kasoo dhacay dalka.
Stay tuned.!
Ku soo biir barteenna youtube: https://youtube.com/?si=ADv0YFL0_wNufhbj
Dood-Bulsheedkii ay ku qabatay magaalada Muqdisho 30-๐๐๐ ๐น๐๐๐ 2026, oo ku saabsanayd:- โ๐๐ข๐ข๐ง๐ช๐ฎ๐ข๐ข๐ฅ๐ฌ๐ข ๐๐ข๐ข๐ฏ๐ฌ๐ข ๐ช๐บ๐ฐ ๐๐ข๐ข๐จ๐ฆ๐ฆ๐ณ๐ข๐ฅ๐ข ๐๐ถ๐ญ๐ด๐ฉ๐ข๐ฅ๐ข ๐ฆ๐ฆ ๐๐ข๐ฃ๐ข๐ฅ-๐ฅ๐ฉ๐ช๐ด๐ช๐ฅ๐ฅ๐ข: ๐๐ณ๐ข๐จ๐ต๐ช๐บ๐ข๐ฅ๐ข ๐๐ถ๐ญ๐ด๐ฉ๐ข๐ฅ๐ข ๐ฆ๐ฆ ๐๐ข-๐ฉ๐ฐ๐ณ๐ต๐ข๐จ๐จ๐ข ๐๐ข๐จ๐ซ๐ช๐ณ๐ฏ๐ช๐ฎ๐ข๐ฅ๐ข ๐๐ข๐ฃ๐ด๐ฉ๐ข๐ฅ๐ข๐ฉ๐ข ๐๐ข๐ฅ๐ข๐ต๐ข (๐/๐๐๐),โ
ayaa ay ๐๐พ๐ท๐ฒ๐๐ช ๐๐ช๐ป๐ผ๐ฑ๐ช๐ช๐ท, oo ka socotay Bulshada Rayidka ah, waxay nala wadaagtay aragtideeda ku aaddan, ๐ฑ๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐ง๐ค๐, ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ค๐ก๐ฎ๐๐๐ซ๐๐๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฐ๐๐๐ฒ๐ข๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐.
๐๐๐๐ฅ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ | ๐๐๐๐ฅ๐ค๐๐๐ฒ๐จ
Reflections and experiences from participants of the Brain Story training held in Gaalkacyo from 20โ22 July, focused on: โ๐๐ซ๐๐ฏ๐๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ ๐ญ๐ก๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ ๐๐ง๐๐ซ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ซ๐๐ง๐ฌ๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐จ๐ ๐๐ซ๐๐ฎ๐ฆ๐ ๐ข๐ง ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ข๐๐ฌ.โ
UNDP in Somalia
๐๐๐ง๐ญ๐๐ฅ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐ง๐ ๐๐ฌ๐ฒ๐๐ก๐จ๐ฌ๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐ฎ๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ ๐ข๐ง ๐๐๐๐๐๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐๐ข๐ง๐ : ๐๐จ๐ฆ๐ฆ๐ฎ๐ง๐ข๐ญ๐ฒ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ฉ๐๐๐ญ๐ข๐ฏ๐๐ฌ ๐จ๐ง ๐๐ซ๐๐ฏ๐๐ง๐ญ๐ข๐ง๐ ๐๐ข๐จ๐ฅ๐๐ง๐ญ ๐๐ฑ๐ญ๐ซ๐๐ฆ๐ข๐ฌ๐ฆ (๐/๐๐๐)
๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฌ๐ฆ๐๐ง, Deaf Instractor
๐๐๐ฑ๐๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ข๐๐๐: ๐๐ซ๐๐ ๐ญ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ญ๐๐ ๐ ๐ ๐๐๐ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ง๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ญ๐. (๐/๐๐๐)
"Waxaanan soo saarnay "๐๐๐ฑ๐๐ง๐๐ก๐ ๐๐ข๐ฅ๐๐๐ฃ", oo iftiiminaya sida: bulshada Soomaaliyeed u aragto xanuunnada dhimirka, isla markaana isbarbardhigaya aragtida bulshada iyo xaqiiqada caafimaad Maanka.". -๐๐๐๐ข๐ซ๐ข๐ณ๐๐ค ๐๐๐ฅ๐ฅ๐-๐๐๐ญ๐ ๐๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐ก๐ญ๐ฌ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ซ, ๐๐๐ฌ๐ข๐ฒ๐ UNDP in Somalia
๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐โ๐๐๐:โ๐๐๐ฑ๐๐ง๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐ง๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐-๐๐ก๐ข๐ฌ๐ข๐๐๐: ๐๐ซ๐๐ ๐ญ๐ข๐ฒ๐๐ก๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ญ๐๐ ๐ ๐ ๐๐๐ ๐ฃ๐ข๐ซ๐ง๐ข๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐ญ๐. (๐/๐๐๐) @
โ๐๐ซ. ๐๐๐๐ข๐๐ฌ๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐๐๐ฃ๐ขโ๐๐ก๐๐ช๐ญ๐๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐๐ค๐ก๐๐ฌ๐ฎ๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ง๐ค๐
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Mogadishu