Som interior design

Som interior design

Share

soomaali muqdisho📍
work time 9:30_5:30⏲️
Friday:only contetion
📞2525618465136

20/04/2026

Process ka ay marto Markaan shaqo gacanta ku heyno ayaan idin la wadaagena macamill #

17/04/2026

Waxaa inoo soo dhamaaday shaqadii aan ka wadnay guriga taliyaha cusub ee ciidanka asluubta soomaaliye
General xaamud

Aad baan ugu faraxsanahy in talyuhu noo wakiisho qurxinta hooyga uu kadagan yahy magaalda

17/04/2026

Waxaan naqshadeyn gudaha usameynay anagoo ah team
Gymka ugu faca weyn magaalada muqdisho ee the gym.

Waxaa isugu darnay naqshad ka tarjumeysa prand name kooda iyo colers dabiici ah light mute taasoo suurta galineysa in qofku uusan ku caajisin marka uu ku exercise gareenayo.
gym Som interior design

15/04/2026

Mashruuc aan ka wadno D/dharkenley
Gaar ahaan buulaxubey

Asago dhameestiran ayaan soo gudbin doona in.sh one week kadib 👏👉🏿

23/03/2026

Modern kitchen ah ayaan usameynay clintigaan hadii aad u baahanty nagala soo xirir 252618465136

23/02/2026

Naqshadeyn gudaha iyo light dabiici ah
Waa astaanta quruxda iyo dagnaanta goob walbo.

22/02/2026

Mirior desing ❤️

07/02/2026

Alx 🤲🤲🤲🤲
Waxaa si guul noogu soo dhamaaday project gypsum celling oo aan ka wadnay magalada muqdisho
Hadii aad ubaahanthy Naqshadeyn gudaha goob walbo igala soo xirri what's up number 252618465136

30/01/2026

Nimankiina buuq kadaaya lakin guriga ii qurxi ku dheh 😅🫡

29/01/2026

Nagal soo xirir what's up number 6️⃣ 1️⃣ 8️⃣ 4️⃣ 6️⃣5️⃣ 1️⃣3️⃣6️⃣

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Somalia Mogadishu
Mogadishu