AYAAN dental clinic
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AYAAN dental clinic, Health/Beauty, Cali-kamiin isgoyska xamar bile, Mogadishu.
Soo dhawada oo soo boqda xarunta Afka iyo ilkaha ee Ayaan Dental Clinic ๐ฆท
19/09/2025
Juma Mubaarak! ๐๐คฒ
Ilaahay ha inoo barakeeyo Jimcadan, ducadeenna iyo camalkeenna ha aqbalo.
17/09/2025
AYAAN DENTAL CLINIC
SOO BOOQO XARUNTEENNA
OO HEL DENTAL CHECKUP
๐ +252 612026863 / +252 612026863
๐ Ali-kamiin kasoo horjeedka Isbitaalka Hayat, Degmada Warta-nabadda
โจ OGEYSIIS MUHIIM AH โจ
Waxaa lagu wargelinayaa dhammaan macaamiisheena qaaliga ah in ay socoto QIIMO DHIMIS WEYN oo ku saabsan adeegyada caafimaadka ilkaha. ๐ฆท๐
Adeegyada qiimo dhimista:
โ
Baaritaanka iyo la-tashiga ilkaha
โ
Daaweynta xanuunada iyo nadiifinta ilkaha
โ
Qabashada iyo buuxinta godadka ilkaha
โ
Qurxinta iyo hagaajinta dhoola-caddeynta
๐ Ha seegin fursaddan gaar ah ee caafimaad iyo qurux isku jirta!
๐ Ali-kamiin, kasoo horjeedka isbitaalka Hayat โ Degmada Warta-nabadda
๐ +252 612026863
AYAAN DENTAL CLINIC
Ka dhig caafimaadka iyo quruxda dhoolacaddeyntaada mudnaanta koowaad. โจ๐ฆท"
๐ Ali-kamiin, kasoo horjeedka isbitaalka Hayat โ Degmada Warta-nabadda
๐ +252 612026863
13/09/2025
AYAAN DENTAL CLINIC
Waxaa heegan kuu ah dhaqtarka daryeelka afka iyo ilkaha si aad u hesho caafimaad iyo dhoolla-caddayn qurux badan.
๐ Ali-kamiin, kasoo horjeedka isbitaalka Hayat โ Degmada Warta-nabadda
๐ +252 612026863
31/05/2025
๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ซ๐ข๐ ๐๐ก๐ข๐ข๐ ๐ ๐
๐ง๐๐ ๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ช๐จ ๐ฑ๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐๐๐ง๐ง๐
Ayaan Dental Clinic
28/05/2025
๐๐ ๐ช๐ฎ๐ซ๐ฑ๐๐ง ๐๐ฒ๐๐ ๐๐ก๐๐ฅ๐ ๐๐จ๐ฌ๐จ๐ฅ ๐๐๐ซ๐ฑ๐๐ง
Soobooqo xarunteenna Ayaan dental clinic
Dental Clinic
Category
Website
Address
Mogadishu
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when AYAAN dental clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.