H wiif media

H wiif media

Share

kusoo dhawaada h wiif media

Photos from H wiif media 's post 19/06/2025

Halkan waa Caasimada ISR1L 🤔

19/06/2025

Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin ayaa isbeddel ku soo bandhigay inta uu caawa ku jiray kulan uu la qaatay tifaftirayaasha warbaahinta caalamiga ah ee ka howlgallada Ruushka oo laga sii daayay telefishinka RT, isagoo hadalkiisa ku soo daray : “ Ruushku wuxuu doonayaa in uu si degdeg ah u soo afjaro dagaalka Ukraine, isaga oo doorbidaya in arrintu ku dhammaato si nabadeed… haddii ay Ukraine iyo reer galbeedka usoo diyaar garoobaan wadahadal dhab ah…Waxaan diyaar u ahay inaan la kulmo qof walba, xitaa Zelensky.”

22/09/2024
23/05/2024

Wllyaal waa inaan isxasuusina aakhiro

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mogadishu