Isack Hashi Mohamed
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Isack Hashi Mohamed, Health/Beauty, mogadishu, Mogadishu.
Tuulo Afrikaan ah ayaa waxaa ku noolaa wiil yar oo la oran jiray Kaluunle. Maalin ayuu calool xanuun ka cawday, markaas ayay hooyadii geysay dhakhtarka tuulada.
Dhakhtarkii ayaa weydiiyay: “Maxaad cuntaa maalin walba?”
Wiilkii ayaa yiri: “Subax — ,
Duhur — ,
Habeen — .”
Dhakhtarkii ayaa qoslay 😄 kadibna yiri: “Cudurkaagu ma ahan calool xanuun, waa cambuulo daal!”
Wiilkii ayaa la yaabay: “Haddaba daawo maxay tahay?”
Dhakhtarkii ayaa ku jawaabay: “Cun cunto kala duwan, ciyaar samee, biyo cab, oo mararka qaar qosol ha illoobin.”
Wiilkii markuu baxay ayuu yiri: “Dhakhtarkani ma i siin dawo, balse wuu i baray nolol!”
:
Dhakhtar wanaagsan mar walba dawo ma qoro, mararka qaarna wuu wax baraa.
20/04/2025
*Markii Aadam iyo Xaawa iyo keynta la abuuray
* Sidaasay arwaaxdiyo dhirtuba ku isiraayeene
* Umaddaan shabaabkeedu hanan waa u ayaan xuma e
* Inamiyo hablahaba waxaad tihiin aarankii kacaye
* Itaal gabe dadkiinii h**e waydin aragtaane
* Idinkaa amaanada xilkii eeggan qaabilaye
* Iskaa wax u qabsada noloshu waa udub dhexaadkiiye
Xigasho:Gabaygii dhalinyarada ee xaaji axmed afqlaooc.
15/09/2024
Masha allah sawiro tilmaamaya jacaylka nabeigeenna.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu