Abwaan Galad Farah
Mar kastoo caqabad la kulanto
waa mar kastoo cilmi barato
Ha tahriibin saaxiib!!
Galad Farah
, share iyo faalo.
sheeko iyo murti ama maanso.
safarkayga iyo soo gudbinta barnaamijyo xiiso.
noqo wehelkayga iyo saaxiib igu qaaliya.
Galad Farah share&follow iyo faalo.
Tafaraaruq waa lagu dagmee
Yaa midnimo doona..............
06/02/2026
Waxaa sharaf iyo guul ii ah in aan galabta Iskuulka Al-Fathi institute of languages and scientific subjects ee ku yaala Dagmada Dayniile kaga qeyb-galay bandhig Saxaafadeed oo si ay wadajir usoo bandhigayeen arday baratay Mihnada Saxaafada iyo kuwa wali ku guda jira Barashada Mihnada Saxaafada, Runtii waan bogaadinayaan dhammaan ardayda iyo saaxiibadayga qaaliga ah gaar ardayda ku guda jira barashada mihnada saxaafada waxaan leeyahay waa guulaysteen dadaalkiina dadaal ku dara isna garabsada guushu waa iskaashi.
Aniga iyo bahdayda baratay Mihnada Saxaafada waxa aan Iskuulka Al-Fathi ku eheen Marti iyo saaxiibo la jecel yahay iyadoone si wanaagsan na loogu soo dhaweeyey oo walibo gacmo furan, Waan kaga mahadcelinayaa Maamulka, Macalimiinta iyo ardayda qiimaha badan ee Al-Fathi iyo barahayga Ali quusiye soo dhawayntooda diiran iyo marti soorkooda wacan.
Dhibkeeda ka weheshataa
GABAYGII HAKA TEGIN
Noqo ruux dantii garad ah
Duni gaar ah............
Dadku waa hanti ugu wanaagsan.......
Dhalinyaro anagu aan dhisano dalkeena
Dalkasta waxaa wax ka bedela dhalinyaradiisa.....
Click here to claim your Sponsored Listing.