Kadare cade
ku soo dhawaw Pagekeyga Kadare Cade
Geesiyasha xds iyo xaq udirirka deganka besha waceysle sakay waa cibadeysten allahu akbar khawarijti tagta darneed bakhtigodi waxow dadsan yahay dafaha magalada allahu akbar ✊️✊️✊️
Dowladi waa fashilmatay mar hadii 14wiil oo cayr ah lasoo af jari wayay😂🤣
Reer masagaweyn oo udiyaar garobaya dabaldaga 14 August dad soo dhabar adegay oo soo adkeystay baa tihine guuleysta 💪✊️
Reer aadan yabaal markaan waxey dhehen nagula madasan mayo rukub baan dheheynaa aadan yabaal 🙌✊️
30/07/2025
Hadad xamar ku dhalatay ama aad ku soo kortay isgoyskan sheeg xagow kuyaal🤔🤔
30/07/2025
Hassan Sheikh Mohamud maxadka aminsan tahay comantiga nagula wadag
Saxibkey dhaga cade iyo jamahirtisa oo gaaf waregayo inta udhaxeysa xusen cagey iyo masagaweyn guuleysta ✊️✊️✊️
85aad iyo 86aad raga masagaweyn iyo ceeldher seve kadhigay guuleysta 🦁✊️✊️ Kadare cade follow isaar
Maanta iyo Geel-gub rukub
Cidamadii ugu badnay oo kusii qul qulaya gobalka galgaduud guluf dagaal ayaa markale ka bilaban rabo bariga galgaduud
Click here to claim your Sponsored Listing.