Ogaalka dalka

Ogaalka dalka

Share

Ka war qabka bulshada iyo wadankeena

07/09/2024

Xasan Sheekh ma aaddi karaa doorasho is garab taala, hadii ay maamullada qaar ka booddan tareenkiisa?

28/02/2022

Ha leyska waalo ahaa

27/09/2021

Alle ha u naxariiste Jilaaga Caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdi Muridi dheere (Ajakis ) ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Marxuumka ayaa maalmahii lasoo dhaafay xanuunsanaa waxaana midka mid ah isbitaalada ku yaala magaalada Muqdisho lagu tacaalayay xaaladiisa Cafimaad.

Alle ha u naxariiste Cabdi muridi dheere oo loo garan ogyahay Ajakis waxaa uu caan ku ahaa jiliinka iyo madadaalada.

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Mogadishu