Asal Product
Lr shirkada Asal 0612231313
Asc Macmiil ku soo dhawaaw Shirkada Asal Product oo Lagu iibiyo Product-iyada ay soo saarto Shirkada Forever Living Product in USA, Founded 1978, Productiyada aan iibino wax kiimiko ah kuma jiraan, 100% waa Dabiici/Natural ah.
Ilaahee marnaba kuma cidleenaayo || Allah will never leave you alone
04/10/2024
Jumma Mubarak
Asal Product u heelan qancintaada Asal Product
Asc Macmiil ku soo dhawaaw Shirkada Asal Product oo kugu adeegeeso Dag-dagsiimo iyo daacadnimo
Waxii Faahfaahin ah kala xiriir 061 2231313
01/10/2024
Company-ga aan Product-yadiisa iibino waxaa aas’aasay nin lagu magacaabo waxaa uu na aas’aasay sanadki 1978 dalka Mareykanka USA gaar ahaan State-ka Arizona waxuna ka shaqeeyaa o xarumo ku ledahay in ka badan 170 wadan e aduunka
Forever product-iyada ay sameyso inta ugu badan waxay kala yihiin Daryeelka Maqaarka, Cunto Caawiye, Maamulka Miisaanka ( Maamulka Miisaanka waxay kala yihiin qof rabo inuu miisaan kordhin sameeyo iyo qof rabo inuu miisaanka iska dhimo)
Product-yada Forever Wax Kiimiko ah kuma jiraan oo waa Natural/Dabiici inta ugu badan waxay ka sameysan yihin Dacarta oo 60% ah sido kale waxay ka sameysan yihiin Avocado, Malab Saafi, Toonta Liin macaan
Sido kale waxa jiro Forever Kids oo ay isticmaali karaa Caruurta da’doda u dhaxeeyo 2 - 12 sano
Revenue ama Daqliga uu sanad ka 2022 soo saaray waa 4 Billion$
Waxaana shirkada ka shaqeyso in ka badan 5M oo shaqaale joogto ugu shaqeeya Full Time
Forever Living Products International
Asal Product
01/10/2024
Asc Macmiil ku soo dhawaaw Shirkada Asal Product oo Lagu Iibiyo Product-iyada ay soo saarto Shirkada Caalamiga ee Forever Living Products International in USA Arizona State Founded 1978,
Alaabaha iibino Wax kiimiko ahna kuma jiraan 100% waa Natural/Dabiici ah
Waxii Faahfaahin ah kala soo xiriir WhatsApp-ka shirkada Asal Product 0612231313
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
252