Somali Society For Emergency Medicine - SOSEM.
The Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) is a professional organization dedicated to advancing emergency medicine in Somalia.
SOSEM aims to adress the critical need for EMS, training of professionals and promote research in emergency medicine.
24/04/2026
Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) extends its heartfelt congratulations to Dr. Mohamed Mukhtar, Dr. Sowda Nur, Dr. Muna Abdirahman, and Dr. Abdullahi Ahmed on successfully completing their residency in Emergency Medicine & Critical Care at Baลakลehir รam ve Sakura City Hospital, one of Europeโs largest and most advanced hospitals, and graduating as specialists.
This remarkable achievement reflects years of dedication, perseverance, and commitment to excellence in medicine. We wish them continued success, growth, and distinction in their professional careers.
09/11/2025
๐ต SOSEM Joins Mental Health Awareness Campaign ๐ง
The Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) is honored to be part of the organizing team and to contribute as a panelist in the Mental Health Awareness Campaign under the theme:
โIntegrated Mental Health Response in Emergencies and Conflict Settings.โ
This important event brings together experts and advocates to strengthen the integration of mental health in emergency and humanitarian response across Somalia.
๐ Venue: Nova Hall
๐
Date: 10 November 2025
๐ Time: 6:30 โ 8:30 PM
Together, we promote mental well-being as a vital component of emergency care and community resilience. ๐
02/10/2025
โจCasharkii: Sida loola tacaalo bukaanka soo sumoobay ee yimid qeybta gargaarka degdegga ah
Dhabtii wuxuu ahaa cashar aad looga faaโiideystay, oo iftiimiyay aqoon muhiim u ah dhakhaatiirta iyo bixiyeyaasha daryeelka degdegga.
๐ค Waxaan umahadcelinaynaa qabanqaabiyayaasha, jeediyaha Dr. Rukia Abukar Abdi, iyo dhammaan ka qeybgalayaasha ka dhigay kulankan mid guul leh.
28/09/2025
๐ฃJoin us for a vital clinical session organized by the Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) in collaboration with the Somali Medical Association (SMA).
: Approach to the Poisoned Patient in the Emergency Departmentโโ
: Dr. Rukia Abukar Abdi
(Emergency & Critical Care Specialist, Madina Hospital | ATLS, ACLS, BLS, ERTC Instructor | University Lecturer)
๐
Date: 02 October 2025
๐ Time: 03:30 PM
๐ Venue: Nova Diagnostic & Research Hall.
โt miss this valuable academic and professional learning opportunity!
12/09/2025
Ururka Dhaqaatiirta Deg-degga Soomaaliyeed (SOSEM) waxa uu ku faraxsan yahay dhamaystirka tababarka (BLS) oo ka dhacay Jaamacadda Caalamiga ah ee Aadan Cadde ( ).
Tababarka waxaa fuliyay dhakhaatiirta SOSEM:
Dr. Nasteho Mohamed Sheikh Omar
Dr. Mohamed Abdi Ahmed (Karam)
Dr. Ahmed Ali Mohamed (Caarad)
Arday caafimaad oo gaaraya , kuwaas oo loo kala qeybiyay 4 kooxood si ay u bartaan xirfadaha badbaadinta degdegga ah ( )
Tababarkan waxaa laqabtay inta udhaxeysay 14-28 August 2025.
SOSEM waxa ay sii wadi doontaa tababarrada iyo (ALS) si kor loogu qaado aqoonta iyo xirfadaha xirfadlayaasha caafimaadka Soomaaliyeed.
12/09/2025
Midowga Dhaqaatiirta Deg-degga Soomaaliyeed (SOSEM) waxaa sharaf weyn noo ah in aan helno ee Ururka ugu shaqada wanaagsan ( ) oo ay na gudoonsiisay Ururka Dhaqaatiirta Soomaaliyeed (Somali Medical Association - SMA).
Shahaadadan waxaa loo bixiyey aan kula shaqeyneyno SMA si loo horumariyo caafimaadka bulshada, loona xoojiyo xirfadaha dhakhaatiirta Soomaaliyeed.
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan xubnaha iyo la-hawlgalayaasha caafimaadka ee naga taageera dadaallada horumarinta caafimaadka bulshada Soomaaliyeed.
04/09/2025
The Somali Society for Emergency Medicine (SOSEM) in collaboration with the Somali Medical Association (SMA) is pleased to invite you to an educational session on:
to Airway Management in the Emergency Department (ED)
๐ฃ๏ธ Presenter: Dr. Salad Mohamud Mohamed
Emergency Medicine Specialist, Head of Research and Education โ SOSEM
๐ค Moderator: Dr. Mohamed Abdi Ahmed
Emergency Medicine and Trauma Specialist, Head of Public Relations โ SOSEM
๐
Date: Monday, 08 September 2025
๐ Time: 08:00 PM โ 10:00 PM (EAT)
๐ Platform: Zoom
๐ Join the session via the following link: https://us05web.zoom.us/j/88337417009?pwd=hkrNzXIgrnczEmOQfbbZtpqtPaLZQn.1
We warmly welcome all colleagues and healthcare professionals to take part in this insightful discussion
31/07/2025
Waxaa si guul leh ku soo dhammaaday casharkii muhiimka ahaa, cinwaankiisuna ahaa:
ah.โ
Casharkan CME-ga ah waxaa si wadajir ah u qabtay iyo , waxaana jeediyay:
(MD) iyo (MD).
ballaaran ayaan u diraynaa dhammaan ka-qaybgalayaashii si isku duubni leh uga qeyb qaatay.
la soco SOSEM, una diyaar garow casharrada soo socda Insha Allah.
27/07/2025
ah
Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed-SMA iyo Somali Society For Emergency Medicine - SOSEM waxa ay si wadajir ah dhamaan Dhakhaatiirta Soomaaliyeed ku casuumayaan inay kasoo qeyb galaan CME cinwaankiisu yahay:
๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ๐๐ญ๐ข๐ ๐๐ฉ๐ฉ๐ซ๐จ๐๐๐ก ๐ญ๐จ ๐๐ฆ๐๐ซ๐ ๐๐ง๐๐ฒ ๐๐๐ญ๐ข๐๐ง๐ญ ๐๐ฏ๐๐ฅ๐ฎ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ง๐ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ
Ujeeddada waa sare u qaadista heerka wacyiga bulshada, qaas ahaan bahda Caafimadka.
๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฒ ๐๐๐๐
๐ ๐๐๐๐ง๐๐ฌ๐๐๐ฒ
โ ๐๐:๐๐ ๐ฃ๐
๐๐๐จ๐ฏ๐ ๐๐ข๐๐ ๐ง๐จ๐ฌ๐ญ๐ข๐ & ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก ๐๐๐ฅ๐ฅ, ๐๐๐ง๐๐๐ข๐ซ ๐๐ญ๐ซ๐๐๐ญ, ๐๐จ๐๐๐ง ๐๐ข๐ฌ๐ญ๐ซ๐ข๐๐ญ, ๐๐จ๐ ๐๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ-๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐
25/07/2025
Kulan isugu jiray so dhaweyn dhaqaatiirta cusub ee ku taqasusay daaweyn xaaladaha degdega iyo kala warqaadashu ayaa u qabsoomay Ururka SOSEM.
Kulan waxa kaso qeyb galay qaar ka mid ah madaxda qeybta fulinta Ururka SOSEM.
So dhawaada ayaa leenahay dhaqaatiirta cusub ee SOSEM kuso biiray.
Somali Society for Emergency Medicine.
25/07/2025
Munaasabadda Soodhaweynta Xubnaha Cusub ee SOSEM
๐Venue: JAWHARA Hotel
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu