Aashma Beauty Care
ABC waxad ka heleysaa wax walboo is qurxin ah rag iyo dumarba, Welcome guys😍
Location📍Mogadishu 🇸🇴
🚚 delivery aya lagugu keena meel kastood joogto
26/10/2025
Alabahaan iyo kuwo kaloo badan ayaan idin heynaa
Celebrating my 1st year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉
24/10/2025
✨ Ginger Hair Care Set – Sirta timaha caafimaadka qaba! ✨
Marwalba ma dareemaysaa in timahaagu daataan ama qallalaan?
Sharifah Beauty Care waxay kuu haysaa xal dabiici ah oo ka samaysan Plant Ginger Essence 🍃
✅ Waxay nadiifisaa lafta madaxa oo ka saarta dandruff
✅ Waxay qoyaan siisaa timaha qallalan
✅ Waxay xoojisaa timaha si ay u joojiyaan daadka
✅ Waxay ka dhigtaa timahaaga kuwo dhalaalaya oo jilicsan
💆♀️ Shampoo + Conditioner + Hair Mask + Hair Growth Serum
Ku bilow daryeel dabiici ah maanta.💫
📞 Dalbo hadda: 619697360 WhatsApp
📦delivery-gu waa degdeg!
📍 Sharifah Beauty Care – Glow with Grace 🌿
Waxan discount gelinay saliida PureNture Saliidan waxay kaa caawineysa timo go’go, daadasho iyo qaleel
21/09/2024
Green tea clay mask wa mask dabiici ah kaana caawinaya nabraha,haaraha iyo wasaqda dulduleelka wajiga ku sameysmata kaso saaraya
Delivery 🚚 meelkastod joogto ayaa lagugu keena
Wixi macluumaad ah WhatsApp-ka igala so xariir
20/09/2024
1) MOFA-JANG sea salt SHAMPOO waxay ka sameysantahay Cusbada badda waxay ka caawineysa agoolka (Anti-Dandruff) lafta madaxa aye nadiifineysa (scalp-cleaning) saliida saaidkana wey ka saareysa (prevent Excessive oil )
2) MOFA-JANG hair CREAM waxay ka hortageysa timo qaleelka (prevent dry hair ) timaha aye qoyaan ku siineysa (moisturizer) waxay ku fududeynesa timaha iney ku kala furfurto ( easy to comb)
18/09/2024
Setkan wuxu ka koobanyahay 4 sheey wa shampoo, conditioner, mask iyo serum wuxu ka saacidaya timo qaleelka jajabka iyo agoolka wuxuna kuu siinaya timaha qoyaan iyo dhalaal
17/09/2024
Waxan idin keenay cusbadii jirka oo dhowr nuuc ah
Category
Website
Address
Mogadishu
252
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Aashma Beauty Care posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.