Bahnano specialist hospital 1
Bahnano specialist hospital where care comes first, located Mogadishu along digfeer street at side Bahnano Physiotherapy
Ma dareemaysaa π₯ππ₯πππ₯π¦π¨ joogto ah oo soo noqnoqota?
Waxaan bixinaa πππππ π²π¨ ππππ«π’ππππ§ π§πππ«πππ‘π π¨π¨ πππ¬π«π’ ππ‘, annagoo adeegsanayna πͺππ₯ππ πππ¬π«π’ ππ‘ oo loogu talagalay baaritaanka π¦ππ¬π€ππ±ππ iyo πππ«πππ¦ππ²πππ¬π‘π jirka
22/09/2026
π’ FURSAD SHAQO β ICT OFFICER
Bahnano Group waxa ka banan bos shaqo ICT Officer o xirfad u leh dhaman shurudaha hoos ku xusan
π© CV-gaaga ku soo dir: [email protected]
π
Deadline: 10 October 2026
22/09/2026
Ma isku aragtaa kabaabyo joogta ah oo lugaha iyo gacmaha ah ama dareen gubasho ah oo hurdada kuu diida
lakulan dhaqtarka Neerfaha Bahnano Specialist Hospital
Si'aad u hesho daawaynta daryeelka jugu haboon
Xal u hel xaaladaha qallalka inta aysan xaaladdu sii adkaan! π¨
Bahnano Specialist Hospital waxaa ka shaqo bilaabay Dr. Abdi Geleta, oo ku takhasusay cudurrada neerfaha.
Waa fursad dahabi ah oo waqti kooban leh
Dhaqaatiirta Bahnano Specialist Hospital ee Daryeelka Lafaha iyo Kala-goysyada
Dhaqaatiirta Lafaha ee Bahnano Specialist Hospital, Daryeel Caafimaad oo Tayo Leh
Isbitaalka Takhasusiga ah ee Bahnano Specialist Hospital, qaybta weyn ee Suuqa Xoolaha, ayaan kusoo kordhiyay dhakhaatiir iyo qalab cusub.
Ka bogso madax xanuunka joogtada ah oo la kulan dhaqtarka neerfaha Bahnano Physiotherapy lyo Bahnano specialist hospital
Xal rasmi ah oo loo helay cagaha qaloocan Bahnano specialist hospital Iyo Bahnano physiotherapy waxeey iska kaashanaayaan toosinta lugaha qaloocan caruur iyo dad waaweyn intaba
BAHNANO SPECIALIST HOSPITAL
WAXAAN WADNAA QALIINNADA LAGU SAXAYO LUGA QALOOCA
Qaliinno casri ah oo lagu saxayo qallooca lugaha, iyadoo ay fulinayaan dhaqaatiir khibrad iyo aqoon u leh daaweynta xaaladahan.
Category
Website
Address
Mogadishu
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Bahnano specialist hospital 1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.