ALMukhtaariya Herbal Center
TAYO IYO AMAANO WAA ASTAANTEENA. MAHADSANID.
KUSOO DHAWOOW XARUNTA AL-MUKHTAARIYA HERBAL. 0612696399
WAXAN BULSHADA SHARAFTA LEH U DIYAARINNAY,
DAWOOYIN IYO SALIIDO, OO DHIR TAYO LEH LAGA SAMEYAY, SI AQOON IYO KHIBRAD AY KU DHEEHAN TAHAY LOO DIYAARIYEY. waa xarun sameysa daawooyinka
Isla markaana jumlo iyo tafaariiqba ku bixisa, online iyo si caadi ahba weynu ku iibinaa.
Cun dalagga dalka kasoo baxa, si' isu dheelli tiran.
Iska ilaali cuntooyinka dibadda laga keeno.
Khamiis 17 ka
Muxarram
1448 hijri
27/05/2026
Hambalyo, Ciid wanaagsan dhmaan muslimiinta.
Ciid wanaagsan dhamman muslimiinta,
Hamabalyo
12- Rajab 1447 hijriya
61 2696399 Daawada infakshannada ku dhaca , ragga iyo dumarka, oo herbal tayo sare leh ka .sameysan
05/12/2025
Jumca wanaagsan