Hami Care Co.

Hami Care Co.

Share

Hami Care Company is dedicated to providing top-quality, gentle,
and effective personal care products for babies and young
children.

18/04/2026

Xafaayada MaMa & MaMa wipes
Waa daryeelka maqaarka ee caruurtaada hooyo

waxii faahfaahin ah kala xarir numberka :
2530 ama wac 615225599

WhatsApp: https://wa.me/+252⁨61 5225599⁩

15/04/2026

Xafaayada MaMa & MaMa wipes
Waa daryeelka maqaarka ee caruurtaada hooyo

waxii faahfaahin ah kala xarir numberka :
2530 ama wac 615225599

WhatsApp: https://wa.me/+25261 5225599

01/04/2026

Hooyo, ma ka walwalsan tahay maqaarka jilicsan ee ilmahaaga? 🤔

Xafyada Mama waxaa loo sameeyay si gaar ah si ay uga ilaaliso ilmaha xasaasiyadda iyo finanka. Tirtiraha waxa ku jira biyaha saafiga ah (Pure Water) mana laha wax carfo ama khamri ah (Alcohol-free).

Sii ilmahaaga raaxo dhameystiran! 👇 Dalbo hadda!

https://api.whatsapp.com/message/KWSTBFZG6ZFWE1?autoload=1&app_absent=0

27/03/2026

Xafaayadda caruurta ee ku dooro adkeysi iyo raaxo.
Waxaa dalka kuu keentay shirkadda Hami Care Company
.

20/03/2026

🌙✨ EID MUBARAK ✨🌙

Maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda Hami Care Co. waxay hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fidriga u dirayaan dhammaan macaamisha ku xiran shirkadda.

Waxaan idiin rajaynaynaa farxad, barwaaqo, iyo caafimaad, Alle Swtc ha inaga aqbalo camalkii wanaagsanaa ee bisha baraykeysan ee Ramadaan, hana ka yeelo Ciiddaan mid kheyr iyo barako inoogu suntan.

🎉 Kullu Caam Wa Antum Bikheyr🎉

17/02/2026

Hami Care Co. waxay dhammaan macaamiisheeda iyo umadda Soomaaliyeedba ugu hambalyaynaysaa curashada Bisha Ramadaan. Alle ha inaga yeelo kuwo ka faa’iidaysta bishan khayrkeeda, nabad, caafimaad iyo farxadna ku sooma.

04/12/2025

📢 Hami Care Co. – Hiring: Content Creators
Shirkadda Hami Care Co, oo ku takhasustay iibinta products-ka carruurta, waxay raadineysaa laba qof oo xirfad u leh Content Creation si ay noogu abuuraan muuqaalo iyo xayeysiin joogto ah.

🔹 Shaqada laga rabo
Abuurista short videos (TikTok, Reels, YouTube Shorts)
Samaynta posters & social media content
Maareynta & soo gelinta content-ka baraha bulshada ee shirkadda
Duubista, editing, soo-jeedinta, iyo hal-abuurka muuqaalada shirkadda

🔹 Nooca Shaqada
Shaqadu ma aha full-time
Waxaa la raadinayaa qof xirfad leh oo soo saari kara content tayo sare leh

Waxaa lagu qiimeynayaa:
✓ Hal-abuur
✓ Joogteyn shaqo
✓ Xirfadaha camera & video editing

🔹 Shuruudaha La Doonayo
✓ Content Creation
✓ Video Editing
✓ Photography / Mobile Journalism
✓ Social Media Management

Fiiro gaar ah: Gabdhaha xirfadda leh waxay mudnaan gaar ah leeyihiin.
📍 Goobta Shaqada
Mogadishu – Somalia

📩Si’aad aad ucodsato link hoose buuxi

bit.ly/hamicarejob

Hami Care Co. Hami Care Company is dedicated to providing top-quality, gentle,
and effective personal care products for babies and young
children.

02/10/2025

Xafayada Mama Lama Khaldo

29/09/2025

Doorashada Saxda ah waa xafayada Maama

27/09/2025

Hooyo iyo Aabe xalkada waa xafayada Mama

23/09/2025

Xafayada Mama lama ilaawo,Lamana khaldo

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

Bakaro Street
Mogadishu
00252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 05:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 05:00