Boqorka
waxan ahay saxafi kashaqeya arimaha bulshada ✅️
Marekanka io iran semore
Lasoco muqalka semore.
Semore. ..
Semore..
Warla manta io bisha barakeysan eee ramadaan semore....
Maxaad ka ogtahy Jeffrey epistain ninka kifsadat maliyiin caaruur ah semore..
Waxa manta magalda galkacyo lagu doogtay marxuumat semore. .
Shale waxa uu macalin dugsi carurta bara quranka karimka balse hatan wuxu kamid yahy xidiga ugu cansan kubada cagta asiga waa xaji malik diyuuf waa xidig qayb weyn ka ahaa qarankii dhawan ku gullestay kobka qaramada africa. Se more
Donald Trump ayaa mar kale aflagaado ugesty dalka somalia
War Deg Deg : Donald Trump markale ayuu 24 wax kayar weeraray Soomaaliya. Waliba markaan madaxda adduunka hortooda ayuu kusoo hadalqaaday Soomaaliya. “
Waxey u muuqataa inuu Trump uu Damac weyn ka leeyahay siyaasadda Soomaaliya iyo kheyraadka ku jira, si lamid ah Venuzuea, lakin dadka Soomaaliya ma baraarugsana iyo dowladooda.
In Trump saacad walba uu Soomaaliya wax ka sheego misana ku tilmaamo dal aan jirin, soo kulama muuqato inuu doonto in Soomaaliya weeraro oo gacanta uu ku dhigo ? Madaama Soomaaliya noqotay dal ay wadamo badan ku loolamayaan. Semore.....
horTrump oo sheegay waxa keliya ay Soomaalidu ku fiican yihiin
Io sidkle halkee ayy marayaa aqonsiga somaliland semore.....
Click here to claim your Sponsored Listing.