Midowga Ardayda Dugsiga Babu-rayaan P.S.S

Midowga Ardayda Dugsiga Babu-rayaan P.S.S

Share

Waa bogga rasmiga ee midowga ardayda dugsiga babu rayaan p.s.s

Photos from Midowga Ardayda Dugsiga Babu-rayaan P.S.S's post 16/11/2024

Waxaa Maanta Dugsiga Hoose dhexe Iyo Sare Ee BAABU-RAYAAN PRIMARY & SECONDARY SCHOOL Ka bilowday Imtixaan Bileedka 1aad Guuleeysta Dhamaantiin

Photos from BAABU-RAYAAN PRIMARY & SECONDARY SCHOOL's post 16/11/2024
07/11/2024

Jimco wanaagsan Dhamaan Asxaabta Nagu Xiran

30/10/2024

Midowga Ardeyda Dugsiga Baabu Rayaan Wuxuu Hampalyo Udirayaa Ardeyada lagu Magacaabo istar Nuur Abshir Oo Ku guuleysatay Gudoomiye Ku Xigeenka Midowga Ardeyda Dugsiga Baabu Rayaan Allaah Hakula Garab Galo Xilka Culus Ee Laguu igmaday

30/10/2024

Axmed Xasan Aadan ayaa ku guuleystay Gudoomiyaha Midowga Ardayda Dugsiga Babu-rayaan P.S.S waxaan leenahay hambalyo, Allaha kula garab galo xilka aad qaatay.

Photos from Midowga Ardayda Dugsiga Babu-rayaan P.S.S's post 29/10/2024

Waxaa si habsami leh u socoto maalinkii labaad doorashada Gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka midowga ardayda dugsiga Baabu Rayaan primary and secondary school

28/10/2024

Musharrax Gudoomiye ku xigeen
Maryan Isaaq Macalin
Ku dooro .

28/10/2024

Musharrax Gudoomiye ku xigeen
Fatxi iimaan Xuseen.
Ku dooro .

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Dharkenley
Mogadishu
252