Karaaji poi
Alx waxaan rajenayaa inaan waxa aan ku hamin jiray aan helay qaraabo
Qof Aanan Xasuusan Miyaa Jirro Maalintaan🇸🇴
Aabe… wali codkaaga wuxuu ka dhex yeerayaa maskaxdayda. Wali waan dareemayaa gacantaadii kululaa ee i garab taagnaan jirtay marka aan daciifayo. Maalin walba oo aan indhaha furo, waxaan rajaynayaa in aad i dhihi doonto: “Kac, wiilkaygiiyow, waa maalin cusub.”
Laakiin waxaad tagtay… adiga oo aan isoo wargelin. arin sida aan u noolaan lahaa adiga la’aantaa. Duni aadan ku jirin, aabow, waxay ila tahay mid madaw, qabow, oo murugo buuxda.
Waxaan xasuustaa talooyinkaagii, qosolkaagii, iyo sida aad iigu faani jirtay dadka hortooda. Qalbigayga waxaad ka tahay halyeey – qof aan la ilaawi karin, qof nolosha ii ahayd tiir, hoy, iyo hadh iga celinayay dhibka aduunka.
Aabe, waxaan jeclaan lahaa hal mar oo kaliya inaan ku arko, inaan ku dhaho “waad mahadsan tahay.” Mahadsanid kalgacaylkaagii, dadaalkaagii, iyo jacaylkaagii aan shuruudda lahayn.
Inaad tagtay waxay iga dhigtay qof xasuusta dareenka, laakiin aan heli karin qofkii keeni jiray. Qabrigaaga hortiisa ayaan istaagaa, ilmadu way socotaa, qalbiguna wuu jabay… laakiin ducadayda mar walba waa: Ilaahay ha kuu naxariisto, Aabe. Janatul Firdowsa ha kaa waraabiyo. #
Maso dhames tiraa bahweyna ku xiran chanalkeyga
Maso dhamestiraa team karaaji poi
10/12/2024
Qab yaalad nama deeq da🚫 qaran nimaa nadeeqda🇸🇴🫡
Me Aabo gadaasha wey isbadalen waxana bartay dad aanan horay u aqoon wajiyadoda dhabtaa lakin waxan ku farax sanahay inaad inoo dortay hooyo adag oo gesiyadah allah kuu naxa riisto Aabo macan😥🥹
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu