Dr. Zakarie Abdi Ahmed
Kala soco fariimo caafimaad oo wax tar u leh bulshada somaliyeed.
Qaadashada daawada foosha oo aan lamarin habraacii loogu tala galay waxey keeni kartaa in hooyada uu minka ka dilaaco, uur jiifkane uu dhinto.
Markasta latasho xirfadle caafimaad inta aad meel mugdi lagugu siinin daawo.
Came and meet a working doctor at mid night.
Wanleweyn hospital.
24/7 open Emergency.
Zakarie Abdi Hukun
Highlights
KAALAY IGU SOO BOOQO WANLEWEYN HOSPITAL
X HAAJI GABOW.
Zakarie Abdi Hukun
We thank almighty Allah who has enabled as to perform this kind of surgery and we are so grateful.
17/05/2025
World hypertension day
Kaalay oo iska baar cudurka dhiikarka si bilaash ah
Kaalay oo wax ka ogow cudurada keena in maamada uurka leh ay lugaha ka bararto iyo khataraha uu keeno.
Mahadsanidiin TV ga KGS 🙏🏼
Dr. Zakarie Abdi Ahmed.
0615465717
04/03/2025
Kala soco fariimo wacyi galin halkaan.
____________________
Dr. Zakarie Abdi Ahmed
Medical officer.
Igala soo xiriir
Tell: +252615465717
Gmail. [email protected]
Kala soco fariimo caafimaad oo wax tar u leh bulshada somaliyeed.
Mahadsanid.
Dr. Zakarie Abdi Ahmed
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
DABKAROAD