caanka midnimada

caanka midnimada

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from caanka midnimada, Health/Beauty, Mogadishu.

26/03/2025

Maxaa ka cusub Masaajid Cali Gaduud, Madaxweyne Xasan Sheekh oo amray....?

26/03/2025

Faah faahin Dagaalkii Boosaso ka dhacay saaka

12/03/2025

Deni, hoggaamiye dadkiisa u dhibirsan.

12/03/2025

Jihaad galaay dalka aan khawaarijta ka xoraysanee. Vuleysta cidanka qaranka 💪💪💪

Photos from caanka midnimada's post 12/03/2025

Wakas ninka dhulka dhacayo wakas haday cadalad jirto ay umad somaliyed la yahy askar boliz ah aya u jogta mesha mar marna wa ka tagan gadomiyaha gobalka banadir mudane amiir arintas wax ka qabo

12/03/2025

Dhulkan wxu ku yala deganka gobadlley dagmada gubadlley gar ahan waxda xaji cabdi nin lagu magacawo maxamed cali dhere ba ku qodanayo si sharci daro ah maxk**adahana ay ka gabshen macalin mahdi ba wa taliyaha police 🚔 cidan shaqo k**a join karan rerka dhulka iska leh wa la xir xira xog ba ka socda gar ahan waxu ku yala aga getimir dowlada somaliyed waxa laga codsana rerkan cadalad maxk**ada wa ka wayen mamulka gobadlley na calad wa ka wayen wa dad dhibn sidas ba lo qodaya ninka hystana wakas iyo dhulka sida lo qodayo hala arko waxa faren u diraya hay adaha ay qoseyso iney wax ka qabtan ninka swrkisana wakas

10/03/2025

LUUZIINA IYO CINIF YARE MAXAA KALA QABSADAY QOSOLKII ADUUNKA 😂😂😂 ADAAN KURABAA KULAHAA

10/03/2025

Hello

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu