Abka Online Market
Abka Online Market waa suuq casri ah oo online ah, kaasoo bixiya adeegyo dukaameysi oo dhameystiran. Waxaan diiradda saarnaa tayo.
Xaruntu waxay siisaa macaamiisheeda fursad ay si sahlan ugu dalban karaan badeecado kala duwan, gudaha iyo dibadda.
06/04/2025
Abka Online Market – Coming Soon!
Ku Soo dhawow suuqa mustaqbalka!
Abka Online Market waa meel aad ka heli doonto:
1. Alaabooyin gudaha iyo dibadda laga keenay
2. Qiimo jaban & adeeg deg deg ah
3. Dalab online ah oo sahlan
4. Rarid dhammaan gobollada dalka
La soco furitaanka rasmiga ah!
30/03/2025
EID MUBARAK!
I extend my heartfelt congratulations to all Muslims around the world, especially to the great people of Somalia.
May Allah accept our fasting and worship and grant us many more years of peace and prosperity.
Wishing you all joy and blessings!
Happy Eid!
Eid Mubarak!
21/03/2025
Abka Online Market waa suuq casri ah oo online ah, kaasoo bixiya adeegyo dukaameysi oo dhameystiran. Xaruntu waxay siisaa macaamiisheeda fursad ay si sahlan ugu dalban karaan badeecado kala duwan, gudaha iyo dibadda. Waxaan diiradda saarnaa tayo, adeeg degdeg ah, iyo qiimo macquul ah, anagoo u adeegaya bulshooyinka kala duwan ee raadinaya adeeg e-commerce oo hufan.
21/03/2025
Suuqa Online-ka....
Asalaamu Calaykum dhamaantiin,
Kadib bisha barakeysan ee Ramadaan, Insha Allah waxaan bilaabi doonnaa suuq online ah oo aad ka dalban karto alaabo kala duwan, gudaha iyo dibadda, si sahlan oo degdeg ah.
Waxaa muhiim ah in aan helno fikradahaaga ku saabsan waxyaabaha baahida weyn loo qabo, gaar ahaan Xamar iyo China. Haddii aad ogtahay alaabo si gaar ah loo xiiseynayo sida:
✅ Saacadaha casriga ah
✅ Moobilada iyo qalabka la xiriira
✅ Dhar iyo kabo tayo sare leh
✅ Alaabta guryaha lagu isticmaalo
✅ Qalabka dukaamaysiga (shopping accessories)
✅ Iyo badeecooyin kale oo muhiim ah
Fikirkaaga waa qiimo leh! Maxaad is leedahay baahi weyn baa loo qabaa?
Fadlan ila wadaag taladaada.
Mahadsanid,
Abdiladhiif Mohamed Hassan Abka
Abka Online Market.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu