Faqa xuseen community
So dhawaada
10/05/2026
Inalillah wa ina ilaayhi Raajicuun.
Allah ha u naxariisto wllkena Abdirahman Ahmed Abdi Cigalle , oo loo yaqiinay shidane pio.
Waxaa saakay ciidanka dowlada ku dileen degmada Dayniile gaar ahaan siisii , waxuu kamid ahaa banaanbaxa yashii xaq u dirirka ahaa ee lagu laayay weerarkii lagu qaaday shacabka dhibataysnaa.
Samir iyo imaan Allah hanaga wada siiyo.
Soomali oo idil ayaad ka baxday , xaqaadana Allah haso ifiyo π₯²π€².
Hambalyo Hambalyo.
Abdinasir daahir Ali iyo Marwadiisa Ayaan Mohudiin Abdi Guurkiina Allah ha idiin barakeeyo.
Dhaqma oo dhisma , Awlaad baariyana kala helaβ₯οΈ.
11/04/2026
Hambalyo Gudomiye Garad Abdirisaq .
Sanad guuro wcn Gudomiyaha halo so Hambalyeeyo.
14/03/2026
Qaar kamida Ka sawirada ka qayb galayashii afur wadareedkii daguuro.
Yaad ka aqoonsantay halkaan ?.
14/03/2026
Hablihii Geela laga bixin jiray π.
14/03/2026
Hablihii codkarada ahaa ee xalay ka hadlay Afur wadareedkii daguuro .
Waxee u dhasheen Faqa Xusein ( f-wanoow ).
Bisharo M Omar Nalka Hajji Guulaysta π.
10/03/2026
Alxamxullilaah.
Waxaa ino qabsomay kualn qiima badan iskugu jira Afur wadareed iyo so dhawaynta korneylka iyo xildhibanka Golaha deganka aan sanadkan helnay .
Kulanka waxa kaso qayb galay qaybo kamida dhalinyarada jilba culusta ah Ee reerka oo iskugu jira .
Corneal Emad Abdi Mo'alin tooxow, Agaamise Nucmaan Daahir Ali, Ganacsade , Ali Husein imaan , Ganacsade , Mohamed daajir Ali , Dr Ahmed Abdirizak yusuf , Agaasime Baashi Abdirahman , Garyaqaan Mohamed Hassan Al-fatih .xildhibaan Abdinasir daahir Ali
Engineero Yoonis Abdulahi Osman. Iyo dhamaan aqonyahanada reerka aan mid mid uso wada qaadan karin .
Sido kale kulanka waxaa nagala qayb qaatay Nabadone Abdi mo'alin tooxow iyo Nabadon Abdulle nuur mahadalle .
Isku dawa ridka Kulanka Gudomiyaha Dhalinyarada faqay wanoow Engineer Abdirizak Mohamed Abdulahi.
Afur wadareed Taariikh galay .
Yaad ka aqoonsatay haldoorada Reerkaan u dhashay ?.
09/03/2026
Nabadoon Abdi mo'alin tooxow iyo Nabadon Abdulle nuur mahadalle aad iyo aad ayaan idiinkaga mahadcelinaynaa sida quruxda badan aad u garab istaagsan tihiin dhalinyaradiina ππ.
Allah ha idiin sharfo.
09/03/2026
Sawir kulmiyay Xildhibaano , Zarakiil ,Dhaqaatiir , Engineero, Ganacsato iyo macalimiin . Zharaf iyo karaamo Guulaysta qaraabo ππ.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
1