Dr saabir
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr saabir, Health/Beauty, Mogadishu.
Maskaxda aadanaha waxay leedahay 100 bilyan oo nefroon (boqol bilyan oo unug neerfeed ah ),
nefroon kastana wuxuu ku xiran yahay 10,000( toban kun ) oo nefroon oo kale.
Neerfayasha ku jira garabka iyo dhabarka ayaa ah kuwa ugu weyn uguna adag ee aadanuhu yaqaan caalamka inta la ogyahay."
In aadanuhu leeyahay maskax sidan u cajiibka ah oo heerkaas sare gaarsiisan, Ma aaminsantahay adiga ineey tahay wax iska sameesmay si k**a ah,(nature made) macquulse makulatahy adi?
Maya. Waxa jira Abuure Weyn/ Naqshadeeye (AllAH) oo sidaa noo abuuray
29/03/2025
Ciid Mubaarak kulu caam antum bikhayr cidaan ciideed kale baarare iyo barwaqo Ayan idin rajeynayaa
Category
Website
Address
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Dr saabir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.