somali&ethiopian

somali&ethiopian

Share

ninweyn

Photos from somali&ethiopian 's post 29/12/2025

07/12/2025

War Rasmi ah:

Waa been aan sal iyo raad lahayn warka sheegaya, dadkii shacabka iyo caruurta laayey in ay ahaayeen ciidamo Dowladdo kale u shaqeeya:

Tani waxay meesha ka saaraysaa, oo ay meel ka dhac ku tahay dadkii dhiigooda ku xoreeyey dhulkooda.

Waxay danbiga ka qaadaysaa dadkii danbigaa gaystay. Ee uh**eeyo hor jooge Ciro

Waxay dadka u sheegaysaa in ayna amaankooda cidna ku halayn.Reer boorame talo lagud boon tahay

Laascaanood dilkii ka dhici jiray waxa la odhanjiray ma garanayno waxa idin dilaya! Iyo idinkaa madaxa isusooduubta. Halkana waxa ku dilay ciidamo shisheeye! Ee maaha ciidankayaga…

07/12/2025

Muniira, si asluubeysan ayey u sheegtay in mushaarka ay qaadato uusan dabooleyn baahiyeheeda iyo tan qoyskeeda, haddana magaca goobtii ay ka shaqeyneysay wey qarisay.

Shaqo fiican ayey qabteen Asal TV oo baahiyey sheekada gabadhaan, iyo Golaha Dhallinyarada Qaranka oo iyaguna ka shaqeeyey sidii loo debberi lahaa waxbarashadeeda, iyo in ay hesho shaqo dhaanta teedii h**e. Door wanaagsan ayaad ciyaarteen guddoomiye Mohamed Champion iyo Zakariye Goni. Guuleysta.

Muniira iyadana waxan u rajeynayaa mustaqbal wanaagsan.

19/11/2025
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu