Janna abdulkadir abdi

Janna abdulkadir abdi

Share

Alahu akbar

10/10/2025

SIDEEN ISKU BARAY LUUQADA ENGLISHKA?

29/08/2025

Haysdhiibina saxibayala 👏👏👏

16/07/2025

Dadka aan naftoda jecleyn dadka kale ayay hoos udhigaan💔💔

08/07/2025

Waxaan umaleeynayaa inti aan maskaxdayda ku dhexnoolaa fakarkayga qayaaligayga sawirashooyinka dubaaqayga aamusnidayda daganidayda islasheekeysigayga iyo islahadalkayga weey ka badan tahay inta aan caadiga isaga noolaa❤️

08/07/2025
05/07/2025

WAXKA YAR WAXA AAD U QALANTO

makasta kumasoo jiitaan waxa aad rabto ee waxaa waliga kusoo jiidan doona waxa aad aaminsantahay in aad uqalanto

adigoo raba in aad samaysato nolol quruxleh hadii aad aaminsantahay in aadan uqalmin waligeed maheleeysid lkn hadii aad aaminsantahay in aad uqalanto waxa aad samayndoontaa oo soo dhaweeynsan doontaa waxkastoo ku geeynkara noloshaas waxaadna ka fogaanaysa qofkastoo aan kuu qalmin iyo waxkaston ku qalmayn

waxaad dhab utahay riyadaada maalinta uu rabitaankaagu iyo is aaminsanaantaadu is yeeshaan
maalinta aad aragto naftaadu inay kaala qiimo badantahay waxa aan uqalmin waad tanaasulaysaa waxkastoon u adeegeeynin noloshaada
waxa aad u tahay hadafkaaga marka aad aragto adigoo waxkastaba uhuraya dadaalkasta ubixinaya helista noloshaas ka guulgaarista riyadaas doorashada qofkas aad udhiganto qofkaas kuu hurikara inkabadan waxa aad uqalanto

mararbadan waxaa dhacda in qofku hoos ugu dhigo wuxuu rabo si uu ubuuxiyo rabitaanka qofkale oo larabo waxka yar waxa uu uqalmo
hadii aadan is aaminsanayn in kugu filan waligaa waxaad ku jiri doontaa is canaanasho shalaay iyo isciilkaambi

ruuxdiina quruxda badan waxa ay uqalantaa waxa ugu wanaagsane ha aqbalina waxka yar waxa aad mudantihiin cidna haka yeelina quudhsi iyo qiimeeyn la aan waxaad dharaf iyo karaamo kuleedihin kaliya jiritaankiina ka kaaftooma is kadhaadhicinta cidkale iyo dayacista ruuxdiina

is sareeysiiya ha aqbalina oo haku qancina nolol liidata hana dooranina qof waxaa aad uhurikarto wax la eg ama kabadan aan kuu hureeyn

Haku qancina nolol hoose wax hoose muminka daciifka ah waxaa ka weeyr badan muminka xooga ayuu nabigu yidhi scw ee qayrkaas isku lamaaneey cabshada kaweeynoow ciziyo sharaftaada hakugu weeynaadaan

waxa ugu wanaagsan ayaad u qallantaan👏

Iiguuleeysta❤️

02/07/2025

Waxan ju xasuusinayaa waxna inanu katagin intay nafikugu jirto ood kabarnkarto talaabana qadikarto❤️

01/07/2025

8 caado oo noloshaada iimankaaga iyo maskaxdaadaba dhisaaya❤️

18/06/2025

Hadii aan odhanlahayn hadal nalagala haro oo nalaga qoro!

02/04/2025

Ruuxkaloo la weeyneeyoo
Waayahiisa gaadho
Bilad iyo wanaag helay
K**a dhigana waligeed
Inaan ahay qof waabtee
Waankaga dambeynuun
Guushiyo waxtarkee.

Ninbaa waayuhuu maalin
Caro edeg ku weeynyeee
Waxa aan k dhiganahay
Wacdarahay imaanoo
Waan sugi nasiibkay🥰👏

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Nastexo
Mogadishu
000