Alle Qabe Hospital

Alle Qabe Hospital

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alle Qabe Hospital, Health/Beauty, Tabeelaha, Mogadishu.

19/08/2025

Ka Faa'ideyso Fursadan Waxay Soconeysaa muddo gaaban
Wixii Faafahin ah la Xiriir
61 1555967

14/08/2025

Fursad Qaali Ah Mudo Gaab

La Xirrr 61 1555967

02/08/2025

Hel Adeeg Caaafimaad Oo Lacag La'aan Ah
Sida:
1. Daawooyinka, Sheybaarka, Kumbiyuutarka, Iskaanka Maqaarka
Dhamaan Waa Lacag la'aan


Nagale Soo Xiriir 61 1555967

22/07/2025

Mudnaantayno Waa Adiga Caafimaadkada

Wixii Faafahin Ah La Xiriir 61 1555967

22/07/2025

Mudnaantayno Waa Adiga Caafimaadkada

Wixii Faafahin ah la Xiriir 61 1555967

23/05/2025

Adeeg Cafimad Oo Lacag La'aan ah
61 1555967

09/05/2025

Alle Qabe Hospital waa isbitaal casri ah oo kugu yaala Tabeelaha Sheekh Ibraahim.

Waxaan bixinnaa adeegyo caafimaad oo dhammeystiran oo ay ka mid yihiin:
Baaritaanno caafimaad, daawayn, la-talin, hooyada & dhallaanka, iyo adeegyo bukaan-socod.

Dhakhaatiir khibrad leh, kalkaaliyeyaal u heellan, iyo qalab casri ah ayaa kuu diyaar ah.
Waxaan aaminsan nahay in caafimaadkaagu yahay hantidaada ugu qaalisan.
Alle Qabe Hospital – Daryeel ku dhisan kalsooni iyo naxariis.

Kala xiriir
252611555964
61 1555967

Photos from Alle Qabe Hospital's post 19/04/2025

Check up machine face analysing

13/04/2025
11/04/2025

Welcome To Qabe Hospital

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Tabeelaha
Mogadishu
25261