KhabiiiR C/FataaaX
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from KhabiiiR C/FataaaX, Health/Beauty, Canada, Mogadishu.
28/05/2025
Kuwaam Daal Lee dilaaa,Maalin horaan horta Nasta horay ciyaaro is diyaarin haka aadineee
Maantana waa tumayKuwaam Daal Lee dilaaa,Maalin horaan horta Nasta horay ciyaaro is diyaarin haka aadineee
Maantana waa tumay
27/05/2025
Maanta taariikh ayaa qorantay🔥
27/05/2025
Yamal heshiis ilaa 2031 ayuu saxiixay caawa Cabsi majirto dheymanka kooxna hunguri k**a gali karo
27/05/2025
Dalabki ugu horeeyayba waxaa ay dirtay Liverpool 100 Milyan,Ninkan waa Liverpooolobay
Kan labaadna waa British Record lacagtii ugu badneyd Abid ciyaaryahan lagu qaato Premier league,Ar cida lacagaa soo gashay
27/05/2025
Seddexsano horyaal la,aan ah CR7 sacuudiga walow gooldhalinta uu qaadayay labo sano xiriir ah
Wuxuu u muuqday qoraal uu soo dhigay inuu ka tagayo kooxdiisa waxaa uu rabaa koox ciyaareysa koobka kooxaha Aduunka
27/05/2025
Kooxda Galatasaray, ayaa si aan horay loo arag nooc dabaal dag cusub ah ugu dabaal dagtay horyaalkii Turkey ee 25-aad qaadeen🏆
Dooman iyo maraakiib ayay qaateen oo badda ayay ku dabaal dageen!
26/05/2025
80 gool xagaagan Caawin iyo Gool xul iyo koox war Ninkan howl Messi iyo CR7 ayuu wadaa
63 gool ayaa la dhaliyay xagaagan iyo 17 Caawin,Arsenal Ninkan yuusan kaa baxsan
26/05/2025
Ninkan Waa 2bo Labaay oo cadi ah firi 3Seoson oo Kala duwan bu ku dhamaystay 2aad Fc Malxiis
26/05/2025
England 🏴 oo ku soo duushay Championka Europe. 🤯
6da kooxood ee uga qayb galaya Champaha.
26/05/2025
Isbuuca Soo Socda waa Real Madrid
haduuba saan u fuurayo muxuu u joogi waayay ayaa laleeyahay
Category
Website
Address
Mogadishu
1234
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when KhabiiiR C/FataaaX posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.