Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness
Kuso dhawoow xarunta RajoโKaab Physiotherapy & Wellnessโ Noqo qof caafimaad qaba, firfircoon, aadna u xooggan.
Waxan bixinnaa dhammaan adeegyada Fiistarbiyada sida dib u kabidda Lafaha, Murqaha, Seedaha, Xididada jirka, kala goysyada, Neerfaha, IWM.
Tani waa qaybtii 2-aad waana bukaankeenii oo
dhaawac kasoo gaaray gacanta ayaa sababy inay gabi ahaanba gacantiisa dhaqaaqa joojiso waa mid ka mid ah bukaanadeena aan ku dabiibno
๐ Degmada Wadajir, Laamiga Z
๐ +252610802324 | +252613977476
๐ช Noqo qof caafimaad qaba, firfircoon, aadna u xooggan
28/05/2026
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐
26/05/2026
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
22/05/2026
21/05/2026
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐
20/05/2026
Jaamacadda Somaville iyo Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness waxay si wadajir ah u qabanayaan Workshop ciwaankiisu yahay
๐๐๐ฌ๐ค ๐๐ฉ๐๐๐ข๐๐ข๐ ๐๐ซ๐๐ข๐ง๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ซ ๐ฌ๐ญ๐ซ๐จ๐ค๐ ๐ฌ๐ฎ๐ซ๐ฏ๐ข๐ฏ๐จ๐ซ๐ฌ
Seminarkan Wuxuu Dhici Doonaa Beri oo Khamiis ah
21 May 2026
Goobta. Hoolka Jaamacadda Somaville
Wixii faahfaahin ah fadlan ku biir whatsap groupkan
https://chat.whatsapp.com/Kae4EhZIgeBGGj1WQHzBR4
18/05/2026
Socodkaaga dib ugu soo celi adigoo helaya daaweyn iyo daryeel physiotherapy tayo leh, Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness waa xarun ku takhasustay si ay kaaga caawiso soo kabashada iyo xoojinta socodka jirkaaga.
dhaawac kasoo gaaray gacanta ayaa sababy inay gabi ahaanba gacantiisa dhaqaaqa joojiso waa mid ka mid ah bukaanadeena aan ku dabiibno
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 20:00 |
| Tuesday | 08:00 - 20:00 |
| Wednesday | 08:00 - 20:00 |
| Thursday | 08:00 - 20:00 |
| Saturday | 08:00 - 20:00 |
| Sunday | 08:00 - 20:00 |