Idris Alteeso
Welcome My Page Idris Alteeso
12/09/2025
Bismilaah
Xaaskayga Najax Ayaa I Jilba qabatay Oo tiri hppi qofka Dhulbahante Sida waalidkaa Oo kale U Cisee Ee Yarkaa Maanta Feer Iguma Xadeen
Najaxay Qalbi Wax kaste Dartaa ayay U dhaceen
03/09/2025
“Shan sano kahor igu dambeysay masaajid aan ku tukado xitaa jimcaha”.. Eedeysane Diini
02/09/2025
"Alle Ha u Raxmado Safwan 40 Qof Ducadooda Wala Aqbalaa Aan u Duceyno in Alle u Raxmado Alle Asigii Dambi Dhaaf Badane Naxariis Badan Ah, Runti Fanaaniinta Halis Bay ku Sugan Yihiin Alle Ha u Laabtaan.."
02/09/2025
Gabadhii kaalinta 1Aad gashey oo Lacag, Deeq Waxbarasho oo dhameestiran, Billad sharaf iyo kafaala qaad nolaleed uu siiyay maanta guddoomiye Muungaab.
Sidee u aragtaa ?
02/09/2025
Shirkadda Dalxiis Tourism ayaa u tartameeysa Shirkadda ugu fiican ee dhanka dalxiiska.
Waxey codsanayaan inaad codkaada siiso adigoo linkiga hoose ku dhufanaya. Si ay dhiiro galin ugu noqoto.
Best Tour Operator of the Year
https://somtex.org/best-tour-operator-of-the-year/
Gabadhan waxaa lagu magacaba naciimo cali wiilki ay jeclayd ayaa block saaray kana tagay.
maxaad kula talin lahayd anigu inay oohinta dhamaysato.
28/08/2025
Ugu dambeyn waxaa lagu xukumay 8 sano oo xabsi ah. Waa baltazar ebang ingongo oo uu adeer u yahay madaxweynaha Equatorial Guinea
Waxa uu caan ku noqday markii muuqaallo g*lmo ah uu ka duubay xaasaska shaqsiyaadka iyo masuuliyiinta ugu awoodda badan dowladda dalka Guinea.
Maanta ayey maxkamadi ku xukuntay sideed sano oo xabsi Ah, isagoo sidoo kale lagu qabtay wax isdaba marin.
28/08/2025
Mbumo War isii hee, koox Seria D ah ayaa ka reebtay League Cup kooxdii Man U ahayd
27/08/2025
Ninkan maxa talo ah siin laheyd exmka ku dhacey ?
24/08/2025
Sida Aan Xogaha Ku Helayno Saakay Waxaa Waajibka Lagu Fulin Doonaa Sayid Cali Macalin Daauud oo Horay Nolasha ugu Gubay Xaaskiisi Luul oo Uur Laheed, Xukunkaan Qisaaska Ah Ayaa Mudo Iska Soo Daba Jiitamayey Balse Xogta Ayaa Tilmaamayso In La Fulin Doono..
Sidee u Aragtaa Adiga ?
21/08/2025
Nin weeyn, naxariis iyo caddaalad badnaa, caaqil ahaa, dunida caddaaladdu darradu hareeysay ay tabi doonto ayaa caawa caalamka ka baxay.
Eeboow Frank Caprio siduu masaakiinta ugu naxariisan jiray adigaa nooga ogaal badan.
Click here to claim your Sponsored Listing.