Caawiyaha Bulshada
ku soo dhawow daawo dabiici ah
Tell::whats app:61 6090875
sukor ama macaan?
Waa cudur yimada marka laga helo dhiigga macaan ama sokor
Waxa uu qayb samaa labo qaybood
1. Midka baabi,iya qanjirka la yiraado ganaca(pancreas)
Badanaa waxaa uu kudhaca caruurta iyo dhalinyarada
2. Waxa uu badan yahay dadka da,da ah iyo dadka Waaweyn
1. Oon ama harad farabadan.
2. Kadi farabadan’
3. Dareen baahi ama dala.
4. Misan kisa oo is_ dhima
5. Cunaha oo dhibato ka dariimo
6. Kor cuncun.
7. Lugaha iyo gacmaha oo ka darimo jarayn ama lalemo.
8. Indhahoo caad ka fuulo .
Qaybta labad
1. Oon xad dhaf ah iyo kaadi xad dhaf ah..
2. Baahi xad dhaaf ah dhireed ah
3. Dareen ka yaraada iyo daal badan.
4. Indha oo caad ka fuulo.
5. Suxdinta lugaha iyo gacmaya
6. Nabraha jerkiisa oo reysan waaya
7. Misaankiisa oo si deg deg oo hoos u dhaca.
xanuunkan
Mess http://wa.me/+252616090875
http://wa.me:+252638334812
Hadi ad ka cabaneso waxan ku heyna dawadi ad kaga cafimadi lahed laxirir whatsapkan https://wa.me/252616090875
27/12/2025
Biya baxa dag daga ah ee raga???
(Premature ej*******on )
WAA MAXAY BIYO BAXA DEGDEGA ah ?
Waa marka uu ninka raga ah biyihiisa oo ku yimaadaan si ka dhaqsi badan sida caadiga ah xiliga galmada in ka yar 60 seconds ama hal daqiiqo ayaa loo yaqaanaa biyo baxa dag daga ah.
Sida caadiga ah laga bilaabo galinta koowaad iyo ka bixida biyha ninka mudada u dhaxeyn karto waa 5 ilaa 10 daqiiqo waa sida normal ka ah.
2018 baaritaan loo qaaday si isku dhaf ah qiyaas ahaaa 3 dii nin oo somaali ah mid ayaa qaba biya bax dag daga ah.
Sidee loo daawyn karaa biya baxa daga daga ah
kuu heynaa Daawo dabiici ah oo aan sinay rag badan ku Dhib qabey xanuun kaan uu Alle ku caafiyey.
Hadaba hadii ad u baahan tahay kala so xiriir
WhatsApp :
Http://wa.me/+252616090875
U Garey walaalahaada la dhibaatey san xanunkan
Daawada biya baxa deg dega ah ee raga iyo xoojinta awooda raganimada ayaanu idiin heynaa ee waxii faafaahin ah lambarada hoose kala sooxiriira Waa Daawo Herbal ah Oo aad Usareyso Sidookale Daawada Galaha ayaanu Kuheynaa Waa Daawo caafimaad Oo Casri ah Hadda Dalbo Oo Hadda Qaado igalasooxiriir
number Wa.me/+252616090875
FURSAD CAFIMAD IYO FURSAD GANACSI
LA XIRIR WHATSAPKA wa.me/+252616090875
17/10/2025
Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale",
Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee xubi taranka raga, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo xubintan waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.
Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.
la xirir
whatseapp ⤵️
wa.me/+252638334812/ wa.me/+252616090875
17/10/2025
16/08/2025
= DILAAGA QARSOON EE DUMARKA
Qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kaga yalaa dhan ka hoose. Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo. Waxa uuna leeyahy 2 dhinac.
FG = DUMRKA QABA CUDURKAN KUDHOCO QANJIRKA WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawda tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad.
●Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)
👉Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.
Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:
● Daal.
● u nuglaanshaha qabowga ama dhaxanta.
● miisaanka oo kordha.
● calool istaag.
● Niyad jab.
●Dhaqdhaqaaq oo kudhiba.
● fikir gaabis ah.
● murqo xanuun iyo daciifnimo.
● maqaar qalalan oo fiiqan.
● Timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta.
● kabuubyo iyo dareemid la'aan gacanta iyo faraha.
● Qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
● Hurdo badan oo xad dhaaf ah
🤔 Xaaladaha halista ah 🤔
● Indhaha oo soo barara.
● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala.
● Kansar dhuunta ah
🤲🤲Iska Dawee Qaliin La'aan🤲🤲
Waxa lagaga daweynayaa daawo organic ama herbal ah.
Nagala so xiriir wixi faahfaahin ah numberka hoose ku qoran:
http://wa.me/+252638334812//http://wa.me/+252616090875
Click here to claim your Sponsored Listing.