NANI

NANI

Share

soo dhawoow zxp waaba soo booqatee flowda ii reeb walal

26/03/2026
26/03/2026

Asc
Waa soo laabtay muddo kadib

31/10/2025

Kooxda RSF ayaa soo bandhigtay iyagoo xabsiga dhigaya Faatix Cabdalle Idris (Abu Lulu) oo ka mid ah saraakiishooda , kaasoo horey uga soo muuqday isagoo dil u geysanaya kumannaan rayid ah, iyadoo wargeyska New York Times uu baahiyay Abu Lulu inuu ka dambeeyo dilka saddex kun oo rayid ah 48 saac gudahood ah oo ka dhacay Al-Faashir.

Fiiro gaar ah;

Xariggan waa wax ay RSF iskudayayso inay isku muujiso kuwa xakameyn kara dagaalyahannadooda, laakin ficillada dagaalyahannada ayaa argagax ka dhaliyo dunidda, kuwaasoo iyagu baahinaya dilalka arxan darrada ah ee ay geysanayaan. Waxayna hadda keydiiyeen wax ku filan in lagu ciqaabo.

28/10/2025

Yaa qaldan labadooda

25/10/2025
20/10/2025

Flow hadii aad idhahdaan maxey qasaaro idin geysaneee walayaal

20/10/2025

Koley ani labo tabloid baan arkaa

19/10/2025

Yaah60 qof aa🤣

18/10/2025

Meeqa gramm oo dahab ah ayay u qalantaa gabadhaas😅🤣

17/10/2025

Daruuf ayuu uga faaideystay

16/10/2025

muuqaal muujinaya markii dadku ay jabsanayeen kadinka laga galo garoonka diyaaradaha ee Nairobi

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu
7958221