Amb Bidaaye
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Amb Bidaaye, maajo waaberi district, Mogadishu.
11/12/2025
Gawareey 2 kala daran mid dooro hadii lagu dhihi lahaa OO Gori lagu haayo teebaa dooran lahayd 2dan midkooda ninkaagu in uu kula guursado ama in lagu furo runta sheeg
11/12/2025
Hooyonimada maahan wax sahlan, gabadhan iyadoo hooyo ah ayey imtixaanka jaamacada kaalinta 1aad ka gashay iyadoo xaamilo ah oo xanuunsan ayey galaaska xaadiri jirtay maalmihii adkaa maanta ayey mirihiisa guraneysaa walashena 😍✊.
Hambalyo walashey waxaan ku rajeynaya guulo badan & inuu Alle ku rumeeyo riyadaada 🤲🙏
By AMB BIDAAYE. Follow me please
10/12/2025
Sadaali Kulanka Dhex-mari doona kooxaha Real Madrid iyo Manchester City.
Aniga ahaan REAL:3 vs MNC: 2
Guul haala madriid bogorada yurup 15 championship
10/12/2025
Big news: Omar Artan to the World Cup 2026 🔥
Garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Artan aya kamid noqday garsoorayaasha dhexdhexaadin doona dhacdada ugu weeyn kubada cagta ee koobka aduunka.
Soomaaliya mataalad aye ku yeelatay koobka aduunka.
Waa gaaray Omar ugu danbeeyn ☑️ history maker
AMB BIDAAYE
07/12/2025
Laascaanood Maanta . Ma aaminsan tahay adiga ahaan in Midnimadda Shacab-ka Soomaaliyeed muuqata.
26/11/2025
I love annabi Mohamed scw🥰🥰💯
22/11/2025
Bidaaye is a psychologist
Arooryo suuban🥰🤚🤔
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Mogadishu
000252