Dr Liban Siyad
Doctor
25/07/2026
Hadii uu jirkaada ku yaryahay Vitamin B12 waxaad isku arki kartaa calaamadahaan soo socda.
1-Murqo xanuun.
2-kabaabyo iyo Mud mud Cagaha iyo gacmaha ah.
3-Xusuus yari.
4-Daal badan.
5-Wadno garaac badan.
6-lalabo
7-Socodka ood kari weydo.
Yaraanshaha Vitamin B12 waxey ka imaan kartaa.
👉Adigoon isticmaalin
1-Hilibka.
2-Ukunta.
3-caanaha.
Iyo
4-Adigoo Qaata Daawooyinka yareeya Aash*tada caloosha.
5-Hadii aad qabto dhiig yarida nuuc la dhaho prenicious anemia (waa xaalad Difaaca jirku diidaayo in Vitamin B12 laga nuugo mindhicirada oo laga faaiideysto).
6-caabuqyada Gooryaanadu sababaan Sida( Taoe worm 🪱).
7-Da'da weyn maadaama dadka Da'da ah Aash*tada calooshu ku yartahay.
Hadaba hadii aad calaamadaha kore leedahay qaado cuntada laga helo vitamin B12 aida hilibka,ukunta iyo caanaha sidoo kle waxaad qaadan kartaa kaniinayada ama sharoobooyinka multivaminska ah Ee ka kooban B complex.
LA WADAAGADA ASXAABTA INSHALLAH.
Miiska waxaa saaran wixii naftu jecleed laakiin hadaad sonkor iyo dhiig kar qabto aka kolistarool waa halis inaad wad kasto iska laqdo!
゚
Daawo lowgu tala galay 10 maalin buu 2 maalin ku soo qaatay!!
Ku lahaa bakteeriyada ayaan ka yaabsanaayay hhh
Daawada ku qaado waqtiga dhakhtarku kuugu qoray si xal looga gaaro xaaladaada caafimaad.
゚
20 sano jug aheed maaha waxa ku haayo waa dhiiga iyo sonkortoo kacsan
Xidida Bararaka lugaha (varicose Veins) wax ka ogow.
Sii faafi inshallah
Cab biyo kugu filan maalinkii ilaa 3 liter.
Biyuhu waxey jirka ka saaraan
-qashinka
-caloosha ayey jilciyaan
-dhiig yaridana waa u fcnyihiin oo dhiiga ayey kobciyaan
Gymer ma noqon karo physiotherapist.
Vitamin A Ha iska qasaarin oo ha karin Karootada
21/06/2026
Ka waran hadaad aado Fiisiyo Tarabi adoo Xanuun yar ka cabanaya Blse aad kala kulanto musiibo ka weyn Cabashadaadi?
Sawirka 1aad:
Cunug ku dhashay xaalad caafimaad darro oo lagu magcaabo cerebral palsy ayaa la geeyay physiotherapy ka dibna Waa jabiyeen oo uga sii dareen!!
Sawirka 2aad:
Qoor xanuun yar ayuu u aaday Physiotherapy lkn Waa looga daray haddana Dareenka gacmaha ayaa yar Sabab la xariirta Lafaha qoorta oo cadaadiyay xangulaha weyn.
Hadaba ha iska aadin physiotherapy Kasta iyo qolo kasta oo meel furata ee la tasho dhakhtarkaada si uu kuugu hago dhakhtarka ugu haboon Ee physiotherapy kuu sameyn kara.
Physiotherapy waxey u baahantahay Barasho,aqoon, xirfad dheeri ah iyo shahaadooyin dhaxal gal ah blse meel iska furo macno ma sameyneyso.
Farqiga u dhaxeeya Hab jajabinta dhagaxaanta kiliyaha iyo kuwa Xameytida Daaweynta ka dib.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu