Dr's.raxmo sheekh

Dr's.raxmo sheekh

Share

daaweeynta dhireetka

09/09/2025

Dhalma la’aanta (infertility) waa in xaaska ay qaadi weyso uur ayadoo ay jirto isku day ah iney qaado uur mudo 6 bilood, iyadoo ay sameeyneyso galmo aan laga gaashaaman (unprotected s*x) ninka ama naagta ayaa noqon kara dad ay haysato dhibaato xaga bacriminta ah, dumarka ka weyn 35 sano dhalma la’aantooda waa marka ay qaadi waayaan uur, ayagoo loo galmoonaaya si joogta ah.

Dhalma la’aanta k**a dhigna inuu qofku yahay ma dhalays, 15% lamaanaha waa kuwa aan heli karin ilmo, laakin 1% ilaa 2% oo kaliya ayaa ah kuwo madhaleys nimo ay lasoo deristo, kala bar lamaanayaasha aan dhali karin ilmo ayaa ugu dambeyta dhala ilmo ayagoo isticmaalaya caawinaad caafimaad.
Haddaba haddii ay kula soo deristay mushkilada dhalmo la'aanta nagala soo xiriir whatsapp number.wa.me/+252615682902

Category

Website

Address

Mogadishu