Caawiye Herbal

Caawiye Herbal

Share

Ku soo dhawow daawooyin dabiici ah

Photos from Caawiye Herbal 's post 28/10/2025

Xalka BIYA BAX DEG DEG AH (Premature Ej*******on)

Biyo baxa deg deg ah waa xaalad ku dhacda raga oo ah in ninka uu biyo baxo ka hor 60 ilbiriqsi ama hal daqiiqo gudahood marka galmada la bilaabo. Caadiyan, mudada galmada waxay u dhaxeysaa 5-10 daqiiqo.

Nuucyada Biyo Baxa Deg Deg ah:

1. Primary Type: Ninku wuxuu la kowsadaa xanuunkan ilaa bilowgiisii galmada.

2. Secondary Type: Ninka wuxuu xanuunka la kulmaa markii uu muddo fiican ku jiray galmada, balse waqti dambe ay dhibaatadu soo baxdo.

Sababaha Keena Biyo Baxa Deg Deg ah:

Walaac iyo niyad jab (Stress/Depression)

Isku kalsooni la’aan galmada ah

Xariir xun oo lamaanaha ka dhex jira

Siigaysi badan

Cayil dheeraad ah (BMI>40)

Caabuq ku dhaco xubnaha taranka

Xalka & Daaweynta:
Waxaa jira daawo dabiici ah oo natiijo fiican laga helay oo rag badan ku caawisay inay ka bogsadaan xaaladdan.

Ma doonaysaa xal deg deg ah?
Haddaba, si aad u hesho xal lagu kalsoon yahay:
➡️ WhatsApp: https://wa.me/+252610360036

📱PHONE CALL : https://wa.me/+252610360036

! Walaalkaaga dhibaatadan la dhiban !

09/09/2025

Ma rabo in riyadaada ilmo uu waqtigu ka xado? 🌱
Dhalmo la’aanta rag & dumar waxaa jira xal dabiici ah oo kaa caawinaya:

Kordhinta awoodda taranka

Hagaajinta tayada shahwada & ugxanta

Dheelitiridda hormoonnada

Kor u qaadista caafimaadka xubnaha taranka

✅ 100% herbal & ammaan ah
✅ Natiijo lagu kalsoonaan karo

La xiriir talo iyo caawimaad: 📞 +252 610360036
Qoys caafimaad leh, mustaqbal farxad leh! ❤️

04/09/2025

FURSAD SHAQO ABUUR AH:
....Ma tahay qof shaqo doon ah?....Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?....Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?....Ma doonaysa inaad waqtigaaga xor u noqoto?....Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:

*Lagaama doonayo shahaado
*Lagaama doonaayo damiin
*Lagaama doonayo wax barasho
Igaala soo xariir
https//wa.me/+252 610360036
# # # # #

Photos from Caawiye Herbal 's post 26/08/2025

Maka cabaneysaa finanka wejiga?
Ma leedahay haaro?
Ma leedahay saliida wajiga?
Wejiga xasaasiyad maku leedahay?
Ma leedahay nabro soo laalaabta ?
Ma leedahay gud guduudka wejiga ama mad madow?

Hadaba hadaad ka cabaneysid intaas aan kor kusoo sheegay ha wer werin waxaan kuu hayaa xalkaagii .

Waxaan kuuu hayaa hal dawo oo intaba kaa cirib tiraysa.

Sido kale meel kasta oo aad joogto waa diyaar oo waa heli kartaa.

Nagala soo xirir whatsappka wa.me/+252615199413

Ama Nagala soo xiriir 061 0360036

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu