Caaqilka Umadda

Caaqilka Umadda

Share

u adeegida umadda somaliyeed

17/11/2025

Daawo Goalka Somalia dhalisay

11/11/2025

Anoo Salaad Duhur Dukaday Goat Geesey O Galabti Raba In Aan Kubad ⚽️ aado Ayaa Lay So Wacay Waxa Laygu Dhahay Gabadhadi Ayaa Xanuun San Dhartar iyo Dhartarkaas ayaan Jognaa Waka Wa So Baxay Ka dib Waxa imanay Dr kii
Wax Lacag ahna Ma Haya O Aan Gabadha Ku Daaweya Wan fikiray Ka dib Dhowr Qof Ayan Wacay Ka dib No Answer No Answer Markii Danbe Nin Ina Adeerkey ah Ba Marka Hospital ka🏥 Ka Shaqeeya kii Ba gacan so Qabtay o an ku dhahay [Hal ba Malin Bey Cel Jogtaa Niyow Gabadhii Ba iga Xanuun san] Waxan Dhiiga Kaga Qaada iyo Waxan ku baara Waxan ku Daaweeyana Ma Haya hye Bu Igu dhahay Ninka Waxa La dhaha Hassan Barre Ducale Waraaqihii ayuu so jaray Dr kii ayan La kulmay Ka dib Baritan kii wa loo samee Ka dib Daawadii aya la iska raba Warqadii ayaan so qaaday wan u geey Qabya Ninkeda dhameystira Mel Lagu kala hara Ma jirtee dhameystir ka dib Daawadii ayu ii so Qaaday Ka dib bixi taankii Ka dib Ma socun karta o waxa la iska rabaa Bajaaj ka dib Waxan saaray Dhaweeya Waxan ku dhahay marka Guriga Tagta isoo wac Ka dib Ina uu sii socda u raadi Lacagti wan u helay Alx Tariqdaa ayan Kaso Martay Football ⚽️ Ka
dhalin yarada Kubada kaliya Hope le Ha u Noqota Camel yey ka dhigan O Ha Shaqeystan

11/11/2025

Dadbaa Xus iyo Xasuus u sameesty maalintan iskaabuladda/Doobabka addunka🤣

Happy Single,s Day

08/11/2025

Gaabdh waa in ee

Saddaxx udheertahay
Saddax uweentahay
Saddax uyartahay

1) Qoorta udheeratahay
2) Timaha udheertahay
3) Itaalka udheertahay

Saddax uweentahay
1) dambeedka uweentahay
2) kubka uweentahay
3) Indhaha uweentahay

Saddax uyartahay

1) Qaarka h**e uyartahay
2) Dhaxda uyartahay
3) kubka ka hoos uyartahay ( kalka)

07/11/2025

DEG DEG Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Hooyadda iyo Dhalaanka ee Benaadir u Magacaabay Cabdirisaaq Shariif Cali, Kadib Fadeexadii ka dhacday Isbitaalka Hortiisa ee ay si silic ah ugu hor umushay Hooyo loo diiday Adeeg caafimaad.

07/11/2025

Haddii aad caan ku noqotay caayda qabiilada hadda waxa ku soo guryo noqotay dadka aad meega uqadan jirtay

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Yaqshiid
Mogadishu
00000