Amal Training Centre

Amal Training Centre

Share

training programs, including health, fitness, self-defense, childcare, nutrition, and vocational skills, thereby promoting personal growth, healthy living,

07/12/2025

Tababar joogta ah , jir dhisan , cuna caafimadleh .

Photos from Amal Training Centre 's post 06/12/2025

Part III picture 📸
Amal Training Centre
Waaa rajada pulshada

Photos from Amal Training Centre 's post 05/12/2025

Qeebtii labaad ee tababarka sawiradiisa .

Photos from Amal Training Centre 's post 05/12/2025

Tababarkii kusaabsanaa latacaalida dhawacyada ciyaartoyda oo nooqabsoomay shalay qamiista 4/12/2025 ,
Qeebtiisii h**e lagu sharxayay sideey uga hortagi lahayeen ulana tacaali lahayeen dhawacyada kala duwan .
( Tababar joogta ah , jirdhisan, cuna cafimadleh ) lasoco dhaqatarkaaga iyo physiotherapist.

30/11/2025

Bismilaah.

Waxaa sharaf weyn noo ah in dhalinyarada ciyaaryahannada, macallimiinta tababarayaasha ah iyo ardayda ciyaaraha ku gudajira ay nagala soo qaybgalaan tababarka ciwaankiisu yahay( 'La tacaalidda Dhaawacyada Ciyaaraha', ) maadaama lagu gudajiro waqtigii ciyaaraha degmooyinka iyo gobollada dalka.

Waxaa tababarka qaban doona Dhakhtar iyo Nurse Physiotherapist khibrad dheer u leh arrimaha la xidhiidha dhaawacyada ciyaaraha.

Wuxuu tababarku ka dhacayaa Somaville University 4 December 2025, saacaddu markay tahay 3:00 galabnimo
Yuusan kabuuxsamin .

https://chat.whatsapp.com/I7VSCJpYWsp66AFEH4wcD4

14/11/2025

Ardaydii baraneysay massage ka iyo toopinka .
الحجامه

31/10/2025

Latalin kusaabsan cuna saxida iyo jimicsiga guriga .

25/10/2025

Dumarku waa macalinkii aduunka
Waa tiirkii bulshada .

Photos from Amal Training Centre 's post 23/10/2025

Gabagabadii tababarkeenii maanta الحمدلله
Kusaabsan jimicsiga iyo cuna saxida oo meela badan taabanayay
Wan kala faaiideysanay .

Waxaa sosocda tababaro cajiib ah
Dood cilmiyeed, fikir isdhaafsi iyo kuwa kale oo badan insha allah .

21/10/2025

Maalinta qamiista iyo tababar aan horay looqaban aad uxiisa badan
Qof walba oo doonaya inuu wax ka ogaado xirfadaha laxariira jimicsiga jirka ,
Go'aan qaadashada ,
Joogteeynta ,
qurxinta jirka iyo cuna saxidda.

Hamoogaan malintaas sidaad uga faa'iideysato wax badan oo kaa dhax guuxayo.

Faahfaahinta kulanka:
🗓 Taariikhda: 23/10/2025
⏰ Waqtiga: 3:00 galabnimo
📍 Goobta: Saddexda Geed, Shangaani
👩‍🏫 Tababarayaasha: Coach Jawaahir Said Nur & Coach Amal Osman Ali

📞 Nagala soo xiriir: 0616750790/ 0611609050

Ha seegin fursaddan! Isbeddelka naftaada maanta bilow. ✨

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu