Jamaal Adow Adam
waxan ahay muwaadin soomaaliyeed oo rabo wadankiisa isbedelkiisa inuu qeyb kanoqdo mahadsanidiin
Wejidow wang mayaagey iyo wasiir madaxa nafuran caawa wey udaaran tahay Abdulkadir Mohamed Nur saasa lagaa raba rabi kacabsi iyo rag iska cilis meel islama galaan
Iraan guul, gaalo hajabto insha allah waa Ramadane ilaahow junuudaada kukab iraan aamiin yaarabi
Guusha Degmada Howl wadaag see more...
Siyaasada dooliyada kujiro sida lugtan looga soosaaray dooliga ayey rabaan in looga saaro
Ilaahow hooyo unaxriiso xildhibaankey, walaalkey hon omar Ali Balash usoo duceeya waa maalin jimco ahe
Dowlad aan dhisnee dan shakhsiyaad kabaxa walaaliyaal
Allahu akbar
20/10/2025
M/weynaha maamulka Waqooyi bari C/qaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa ku dhawaaqay magacaabista xubnaha cusub ee golaha wasiirada maamulka Waqooyi bari kuwaasi oo ka kooban 21 xubnood.
hoos ka akhriso magacyada golaha cusub ee wasiirada maamulka Waqooyi bari.
Raga iyo rafaadka isku ah reero gaani ah....
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
N/A