DR idriis hassan

DR idriis hassan

Share

Excellence in Bone, Joint, and Muscle Care

14/12/2025
Photos from DR idriis hassan's post 12/12/2025

Tallo Caafimaad

Fadlan lugtaada ama gacantaada ha ku waynin kab somali ama kab dhaqameed.

bukaankan waxa aan ku qaabilnay qaybteena emergency MSH ka dib jAB kaso gaaray lugta midig 3 maalin ka hor asago banooni dheelayo.

familka waxa ay go aansaden in ay geeyan kab soomali.

bukaanka waxaa ku siyaaday xanuunki lugta o habeen iyo maalin waa u seexan waayay socodna warkisaa iskaba daa.

marka aan aragnay bukaan waxaa ka furnay kab dhaqameedki ku xernaa.

waxaan aragnay lugta in ay aad u barartay sido kalena dhaawac so gaaray dhaawacasna ka dhashay kab dhaqameedki lagu so xeray.

tallo bixin:

1. haddii u jab so gaaro ehelkaada please dhaqtarka lafaha la xariir.
2. familka haddi u goaansado kab dhaqameed waxaad samaysaa:

A. raajo saar meesha la kabay sida aad u xaqiijiso in ay lafta isku aaday iyo in kale.
B. calaamadahan hadaa ku aragto si degdeg ah dhaqter u gay ( Bararka oo siyaado, Xanuun joogta ah ).

Gunaanad:
kab dhaqameedka waxa u sababi karaa o aan mar walbo aragnaa:
1. lafta in aysan isku aadin waxaana ka imaan karo jabki o aanan kabmin ama lafihi o si qaldan isku aado.
2. Qaliinka bukaanka o adkaado
3. lugta ama gacanta bukaanka o la jaro 🥲.

12/11/2025

Fractures of proximal Femur

Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu